-
“Somaliland Dalkayga Waan Usoo Socdaa Xilkaan Muqdisho Ka Hayayna Waan Iskacasilay Cafisna Waan Weydiisanayaa Dawladayda Iyo Shacabkayga”Mustafe Qodax
Dubai(Berberatoday.com)-"Somaliland Dalkayga Waan Usoo Socdaa Xilkaan Muqdisho Ka Hayayna Waan Iskacasilay Cafisna Waan Weydiisanayaa Dawladayda Iyo Shacabkayga"Mustafe Qodax
https://youtu.be/AuAy7QHdpEk
...
Thursday, December 10, 2020
-
“Waa Xaq Inaan Markhaati Ka Furo Xasuuqii Shacabka Somaliland Taliskii Maxamed Siyaad Bare Ugeystay”Duuliye Sare Axmed Dheere
Hargeysa(Berberatoday.com)-Duuliye Sare Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere), ayaa sheegay in uu ka markhaati furi doono xasuuqii iyo tacadiyadii ay Shacabka Somaliland u geysatay 1988-kii Dawladdii Milateriga ahayd ee Siyaad Ba...
Thursday, December 10, 2020
-
Dowladda UK Oo Dhaqaale Maalyaddeed Oo Ku Kacaya $29.2 Million Siinaysa Soomaaliya
Muqdisho (Aftahannews)- Boqortooyada Ingiriiska, ayaa ku dhawaaqday taageero cusub oo maalyaddeed oo ku kacaysa $ 29.2 million) oo loogu talo galay Soomaaliya, kadib booqashadii uu Soomaaliya ku yimid Wasiirka Afrika ee Boqortooya...
Thursday, December 10, 2020
-
Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Dalka Lichtenstein Oo Ah Dalka 6Aad Ee Caalamka Ugu Yar Dadkiisuna Waa 37 Kun Oo Ruux Baaxada Dhulkiisuna Waa 160KM”Daawo Muuqal
Lichtenstein(Berberatoday.com)-Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Dalka Lichtenstein Oo Ah Dalka 6Aad Ee Caalamka Ugu Yar Dadkiisuna Waa 37 Kun Oo Ruux Baaxada Dhulkiisuna Waa 160KM"Daawo Muuqal
https://youtu.be/ArbtkLDHZU8
 ...
Thursday, December 10, 2020
-
Musharax Madaxweyne Somaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed Oo Qiray In Shacabka Somaliland La Xasuuqay Madaxweyne Farmaajo Ku Eedeeyay Inuu Gabay Wadahadaladii Somaliland
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Galmudug, imikana murshax u taagan doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa ka hadley arimaha wadahadalada ee Somaliland iyo Soomaaliya...
Thursday, December 10, 2020
-
Dawladda Maraykanka Oo Xaqiijisay In Ciidammada Eritrea Ka Qayb-galeen Dagaalkii Lagu Qaaday Tigreega
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Maraykanka ayaa aamisan in Ciidammada Milletariga ee Eritrea ka tallaabeen Xuduudka Itoobiya, si ay Raysal-wasaare Abiy Axmed uga caawiyaan dagaalkii uu ku qaaday Jabhadda Gobolka Waqooyiga Itoo...
Thursday, December 10, 2020
-
“Waxa Muuqata In Wasiirrada Qaar Ay Leeyihiin Komishanka Oo Culays Ku Saarayaan Deegaankayagii Abaar Baa Ka Dhacday Oo Dadkii Way Ka Maqan Yihiin Dib Ha Loo Dhigo Oo Sool Iyo Sanaag Ha La Soo Hor-mariyo.”Prof. Abyan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay in Masuuliyiin Xukuumadda ka mid ahi ay Faro-gelin ku hayaan Komiishanka doorashooyinka, iyagoo culays ku saaraya inay wax ka beddelaan Jedwalka Diwaangelinta C...
Thursday, December 10, 2020
-
Xisbiga Wadani Oo Soo Bandhigay Xaaladda Guud Ee Xabsiyadda Iyo Saldhigyadda Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha cadaalada ee xisboga wadani ayaa soo bandhigay xog ururin uu kasameeyay xabsiga iyo saldhigyada dalka oo uu sheegay in ay xaaladooda aad uliidato islamarkaana ay amaxaabiistu ku dhiman yihiin h...
Thursday, December 10, 2020
-
“Qolyaha Bari Iyo Galbeed Yimid Ee Doonaya In Ay Iska Sharaxaan Maroodi jeex, Waxaan Leeyahay Kuraasidiina Lasoo Guura”Siyaasi Aadan Dhoolayare.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Aadan Axmed Cilmi dhoolayare oo kamid ah siyaasiyiinta ree Somaliland eek u abtirsada gobolka maroodi jeex iyo ceelka hargaysa ayaa ka hadlay dadka kazoo jeeda gobolada bari iyo galbeed ee doonay...
Thursday, December 10, 2020
-
Daawo Muuqalka”Dood Xasaasiya Oo Dhexmartay Afhayeenada Xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dood aan waxba layskula hadhin oo dhexmartay afhayeenka xisbiga wadani Barkhad jaamac Batuun Iyo afhayeenka xisbi xaakimka kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa ahayd mid aan waxba layskula hadhin taasi oo Mr B...
Thursday, December 10, 2020
« Previous Page — Next Page »