-
Geeska Africa Iyo Xaaladaha Uu Galay Ee Siyaasadeed, Dhaqaale Iyo Colaadeed, Xili La Filayey Hore U Socod Doorashooyin Xor Iyo Xalaal Ah!!
Hargeysa(Berberatoday,com)-Gobolka Geeska Africa Waxa uu galay xaalado Aad u adag oo keeni kara burbur iyo halaag, marka aad eegto Duruufaha adag Ee siyaasadeed, colaadeed, dhaqaale iyo amni Ee xiligan Taagan;
1;Dalka Som...
Friday, November 27, 2020
-
Qaarkamid Ah Ardaydii Reer Somaliland Ee Ku Xanibnaa Gobolka Dagaalku Ka Socda Ee Dalka Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo masuuliyiin kasocday wasaarada arimaha dibada somaliland ayaa garoonka diyaaraha ee cigaal international airport kusoo dhaweeya 24arday oo kamid ah ardaydii reer somal...
Friday, November 27, 2020
-
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Awdal Oo Eedo Culus Ujeediyay Komishanka Doorashooyinka Iyo Qaabka Ay Uwadaan Diwaan Galinta.
Borama(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbga wadani ee gobolka awdal ayaa eedo culus ujeediyay komishanka doorashooyinka oo maanta magaalada boorama ka daahfuray diwaanka galinta
Sidoo kale gudoomiyaha wadani ee gobolka awdal ay...
Thursday, November 26, 2020
-
Gudoomiyihii Hore Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Halac Dhegoole Oo Ka Dareen Celiyay Xil Ka Qaadista Lagu Sameeyay Iyo Sababaha Uu Isleeyahay Way Ku Sahaydeen”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Hore Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Halac Dhegoole Oo Ka Dareen Celiyay Xil Ka Qaadista Lagu Sameeyay Iyo Sababaha Uu Isleeyahay Way Ku Sahaydeen"Daawo Muuqal
https://youtu...
Thursday, November 26, 2020
-
“Garsoorkii Somaliland Wuxu Noqday Mid U Adeega Madaxda Oo An U Adeegin Masakiinta Waa In Baadhis Lagu Sameeyaa Madaxda Kufsiga Sameeyey Ee Maxkamaduhu Siidaayeen”Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Waddani Yoonis Axmed Yoonis”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Garsoorkii Somaliland Wuxu Noqday Mid U Adeega Madaxda Oo An U Adeegin Masakiinta Waa In Baadhis Lagu Sameeyaa Madaxda Kufsiga Sameeyey Ee Maxkamaduhu Siidaayeen"Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Waddani Yoon...
Thursday, November 26, 2020
-
Koonfur Afrika Oo Lagu Qabtay Shir Lagu Taageerayo Qadiyadda Somaliland
K/Afrika(Berberatoday.com)-Waxa Magaalada Johnsburg ee Caasimadda dalka Koonfur Afrika ka socdo Shir lagaga hadlayo Qadiyadda Ictiraaf-raadinta Somaliland.
Shirkan oo ay soo qaban-qaabiyeen Xisbiyada Qaranka Koonfur Afrika ...
Thursday, November 26, 2020
-
Ruushka Oo Ku Baaqay In Deg-deg Dib Loogu Bilaabo Wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya
New York(Berberatoday.com)-Dawladda Ruushka ayaa markii ugu horraysay ka hadashay Wada-hadalladii hakadku ku yimid ee u socday Dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya.
War qoraal ah oo shalay ka soo baxay Ergada Dawladda Ruushka ...
Thursday, November 26, 2020
-
Golaha Wasiirada Somaliland Oo La Horkeenay Miisaaniyada 2021 Kana Dooday
WAR-SAXAAFADEED: 26/11/2020
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo La Horkeenay Miisaaniyad Sannadeedka 2021.
Fadhigii 67aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ay ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Confe...
Thursday, November 26, 2020
-
Xog Waranka 36 Guurada Kasoo Wareegtay Afduubkii Diyaaradii Somali Airline Iyo Dareenka Ardaydii Dilka Lagaga Badbaadiyay”Daawo Barnaamij Muuqal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamij lagaga xog waramayo 36 sano ka Hor 1984 oo ku beegnayn maalintii shalay 24/11/2020 oo kazoo Wareegtay maalintii la afduubay diyaaradii Somali Airline taasi Oo ay afduubeen Cornal Cawil Cadami B...
Thursday, November 26, 2020
-
Lix Maxbuus Oo Xukun Dila Xukunaa Oo Fagaaraha Xabsiga Mandheera Lagu Toogtay Saaka
Mandheera(Berberatoday.com)-Duleedka Xabsiga Mandheera Waxa Saaka Waxa Dil Toogasho Ah Lagu Fuliyay Lix Gacan Kudhiigle Oo Ay Hore Maxkamado Dil Ugu Xukumeen Kadib Markii Uu Ku Cadaatay Inay Marxuum Qudha Kaga Jareen Siyaabo Kal...
Thursday, November 26, 2020
« Previous Page — Next Page »