-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Kadlay Dagaalka Ka Socda Itoobiya Iyo Saamaynta Geeska Africa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa ka hadlay xaalada colaad ee ka taagan dalka itoobiya isagoo sheegay in dalal shisheeye ku jiraan sida masar.
Sidoo gudoomiye saleeb...
Sunday, November 22, 2020
-
Dawlada Norway Oo Ka Hadashay Nin Dhalasheeda Haysta Oo Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay
Oslo(Berberatoday.com)-Dawladda Norway ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay muwaadin reer Somaliland ah oo dhalasheeda haysta laguna magacaabo Sacad Jirde Xayd oo Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ku xukuntay dil kadib markii ...
Sunday, November 22, 2020
-
Madaxwaynaha Dawlada Deeganka Somalida Itoobiya Oo Degmada Xarshin Lagu Soo Dhaweeyay Iyo Nuxurka Kulan Uu La Qaatay Qaybaha Bulshada.
Xarshin(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay degmada xarshin.
Sidoo kale madaxwayne cagjar ayaa kulan la q...
Sunday, November 22, 2020
-
Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Itoobiya Oo Ka Warbixiyay Xaalada Ardaydii Reer Somaliland Ee Ku Xanibnayd Jaamacada Maqale Ee Ismaamulka Tigrayga.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Safiirka Somaliland ufadhiya dala itoobiya ayaa ka warbixiyay xaalada arday reer Somaliland oo ku xanibnaa caasimada ismaamulka tigreega ee dagaaladu ka socdaa,
Sidoo kale safiirka Somaliland ayaa ...
Sunday, November 22, 2020
-
Siyaasi Cabdinasir Buuni Oo Loo Magacaabay Afhayeenka Guud Ee Xisbiga Kulmiye
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waraaq kasoo baxaday Xafiiska guud ee Xisbiga Kulmiye ayaa lagu sheegay in Afhayeenka guud ee Xisbiga Kulmiye loo magacaabay Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni oo hore u ahaa Siyaasi madax banaan mudo hore ...
Saturday, November 21, 2020
-
Muhiimada Ay Gobolka Uleedahay Magaalada Saylac. !! W/Q Jamaal Gobonimo
Muhiimada ay Gobolka u leedahay Magaalada Saylac. !!
Saylac (Af-Carabi: زيلع; Af-Ingiriis: Zeila ama Zaila) waa magaalo xeebeed taariikhi ah, oo ku taala Gobolka Awdal ee Galbeedka Somaliland., waxay aad ugu dho...
Saturday, November 21, 2020
-
Xaflada Shaacinta Musharaxiinta Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf Iyo Cabdillahi Xuseen Aw-Maxamed Oo Berbera Ka Qabsoontay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Xaflada Shaacinta Musharaxiinta Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf Iyo Cabdillahi Xuseen Aw-Maxamed Oo Berbera Ka Qabsoontay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/bqHm6_282o4
B...
Saturday, November 21, 2020
-
Mujaahid Cabdi Ismaaciil Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ku Eedeeyay Inuu Hayo Jidkii Kali Taliyayaasha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid cabdi Ismaaciil Maxamuud oo kamid ahaa dhalinyaradii UFO Ee taliskii Siyaad bare dilka ku xukumay kana soo jeeda qoyska maxamed xasan dalab ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal madaxwayne biixi ka...
Saturday, November 21, 2020
-
Xisbiga Waddani Oo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xukumadiisa Uga Digay Inay Soo Kala Dhawaystaan Siyaasiyiinta Xilalka Muqdisho Kahaya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Guud Ee Xisbiga wadani ayaa ka hadlay hadal kasoo yeedhay madaxwayne biixi oo umuuqday in uu kala xigaysanayo siyaasiyiinta reer somaliland ee muqdisho xilalka ka haya
sidoo kale xisbiga wadan...
Saturday, November 21, 2020
-
Madaxa Haayada WHO Oo Iska Fogeeyay Eedaymo Uga Yimid Dawlada Itoobiya.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxa hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa waxba kama Jiraan ku tilmaamay eedeyn uga timid dhinaca dowladda Itoobiya oo ka dhan ah dagaallada ka socda gobolka Tigrayg...
Saturday, November 21, 2020
« Previous Page — Next Page »