|
Warar
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalka Dawlada Fadaraalka Itoobiya Iyo Tigrayga+Mowqifka Wadamada La Deriska Ah!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dagaal Udhexeeya dawlada fadaraalka Itoobiya ee uu hogaamiyo Raysal wasaare Abiy Axmed Iyo Maamulka Tigreega ayaa galay maalintiisii 8aad kaasi oo aan Wali si sax ah loo haynin khasaaraha rasmiga ah...
Saturday, November 21, 2020
-
“Waxa Muuqata In Dalkaasi Ay Ku Hirdamayaan Quwado Shisheeye, Oo Doonaya In Ay Qasab Kusoo Saaraan, Cida Fulinaysa Danaha Ay Ka Leeyihiin Somaliya”SiyaasiWarancade.
Hargeysa(Berberatoday.com)-La-taliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Md. Cali Maxamed Warancade oo kamida Siyaasiyiinta waayo-araga ah ee Somaliland isla markaasina 25-kii sano ee u danbeeyey Somaliland kasoo qabtay xilalka Wasii...
Saturday, November 21, 2020
-
“Dawladda Muqdisho In Ay Kala Raacdo Dhinacyada Dagaalka Tigray, Xaqna Uma laha Oo Waxay Ku Tahay Farogelin..”Cali Guray.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo kamid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland ee ka faalooda arimaha geeska Africa falanqeeyana siyaasada iyo arimaha Nabadgalyada Geeska ayaa ka hadlay sida uu d...
Saturday, November 21, 2020
-
Cabdikariim Guuleed oo Rejada Dowladnimada Soomaaliya Ku Xidhay Somaliland
Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Sahan ee ka dhisan Soomaaliya, Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin isla markaan hirgeli doonin dowladnimada Soomaaliya inta aan meel lagu...
Friday, November 20, 2020
-
Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikh Nololeedkii Marxuum Dr Aadan Yuusuf Abokor Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Qoraa cabdiraxmaan Yuusuf ducaale “Boobe” ayaa ka hadlay taariikh nololeedkii Alle Ha,unaxariistee Dr Aadan Yuusuf Abokor oo Maalintii shalay ku geeriyooday dalka turkiga oo kamid ahaa aqoon...
Friday, November 20, 2020
-
Raysal-wasaaraha Somaliya Oo Xilkii ka Qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibedda Iyo Magaca Masuul Cusub Ee Uu Umagacaabay!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Raysal-wasaaraha Dawladda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha dibedda Amb. Axmed Ciise Cawed.
Raysal-wasaaraha ayaa Wasiirka cusub ee Arrimaha dibedda iyo Iskaashig...
Friday, November 20, 2020
-
“Ra,isul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed Ma Ku Guulaysan Doonaa Hawlgalka Milatari Ee Gobolka Tigray, Mise Isaga Ayaaba Halis U Ah In Uu Noqdo Gorbjev-kii Itoobiya”?Siyaasi Cali Guray,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray )Oo kamid Aqoonyahanka ka faalooda nabadgalyada iyo siyaasada geeska africa ayaa si qotodheer u falanqeeyay dagaalka raysal wasaaraha itoobiya ku qaaday kililka ti...
Friday, November 20, 2020
-
“Aniga Aabahay Aabo Kaliya Iimuu Aheyn Saaxiibkayna Wuu Ahaa Mudo 16 Sano Ah Uu Xanuunsanaayay Maan Helin Fursadaan Uga Baahnaa”Maxamed Cumar Carte Qaalib”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Aniga Aabahay Aabo Kaliya Iimuu Aheyn Saaxiibkayna Wuu Ahaa Mudo 16 Sano Ah Uu Xanuunsanaayay Maan Helin Fursadaan Uga Baahnaa"Maxamed Cumar Carte Qaalib"Daawo Muuqal
https://youtu.be/8e4yE6MVmiU
...
Friday, November 20, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay Aaska Marxuum Cumarte Qaalib Kana Sheekeeyay Taariikhda Marxuumka”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay Aaska Marxuum Cumarte Qaalib Kana Sheekeeyay Taariikhda Marxuumka"Daawo Muuqal
https://youtu.be/3ZAi_JmT0J0
...
Friday, November 20, 2020
-
Dawladda Itoobiya Oo La Sheegay Inay Soomaaliya Uga Soo Fasax-qaadanayso Saldhigyo Ay Ciidammadeeda Badda Uga Samaynayso Somaliland!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysal-wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa rumaysan in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo uu u dammaanad qaadi karo in dalkiisu uu Saldhig Ciidammada badda ah ka samaysto biyaha...
Friday, November 20, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|