-
Israa’iil Iyo Baxrayn Oo Si Rasmi Ah U Soo Celiyay Xidhiidhkooda Diblomaasiyadeed.
Telviv(Berberatoday.com)-Heshiiska oo Mareykanka uu gadhwadeen ka yahay ayaa lagu saxeexay caasimadda Baxreyn, ee Manama, maalintii Axadda.
Muddo tobanaan sanno ah, dowladaha carabta badankood waxay qaadaceen Israa’iil, iya...
Monday, October 19, 2020
-
Shiinaha Oo Kasoo Kabanaya Saameynta Dhaqaale Ee Coronavirus
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhaqaalaha Shiinaha ayaa ka soo kabanaya xanuunka safmarka ah ee Covid-19, sida laga soo xigtay xogtii ugu dambeysay ee ay dowladdu soo saartay.
Dhaqaalaha dalkaas oo ah kan labaad ee ugu dhaqaalaha...
Monday, October 19, 2020
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Dhismaha Dekeda Cusub Ee Berbera Booqday Xadhigana Kajaray Taag Iyo Doonyo Loo Soo Iibiyay Haayada Dekedaha Somaliland
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Dhismaha Dekeda Cusub Ee Berbera Booqday Xadhigana Kajaray Taag Iyo Doonyo Loo Soo Iibiyay Haayada Dekedaha Somaliland
https://youtu.be/xZffxNrLYro
&nb...
Sunday, October 18, 2020
-
Macallin Faransiis Ah Oo Ardeydiisa Ubandhigay Sawir Laga Been Abuuray Nebi Muxammad CSW Oo Wiil Muslim Ahi Garacay Kuna Shahiiday
Paris(Berberatoday.com)-Booliska dalka Faransiiska ayaa afar qof u soo xiray dilka macallin taariikhda dhiga oo xalay lagu gowracay meel u dhow magaalada Paris ee caasimadda dalkaasi.
Booliska Paris oo raadinaya qofka d...
Sunday, October 18, 2020
-
Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi Oo Kawar Bixiyay Qalab Ay Dekeda Berbera Usoo Iibiyeen Oo Madaxweynuhu Xadhiga Kajaray”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi Oo Kawar Bixiyay Qalab Ay Dekeda Berbera Usoo Iibiyeen Oo Madaxweynuhu Xadhiga Kajaray"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Kemf8d9F4bI
...
Sunday, October 18, 2020
-
Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Oo Kawar Bixiyay Socdaalka Weftiga Madaxweynaha Ee Gobolka Saaxil”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Oo Kawar Bixiyay Socdaalka Weftiga Madaxweynaha Ee Gobolka Saaxil"Daawo Muuqal
https://youtu.be/WkcfqGHhKxc?t=74
Berberatod...
Sunday, October 18, 2020
-
Daawo Muuqalka”Soodhaweynta Madaxweyne Muuse Biixi Ee Guud Ahaan Gobolka Saaxil Iyo Deegaamada Hoos Yimaada
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Soodhaweynta Madaxweyne Muuse Biixi Ee Guud Ahaan Gobolka Saaxil Iyo Deegaamada Hoos Yimaada
https://youtu.be/7cGZl5IEJvQ?t=148
Berberatoday.co...
Sunday, October 18, 2020
-
Wiil Dhalinyaro Ah Oo Askari Katirsan Ciidanka Booliska Wajaale Dhawaan Toogtay Oo La keenay Cisbitaalka Hargaysa Iyo Xaaladiisa Oo Laga Dayrinayo.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cawaale Carab Aw Faarax Ayay 15 bishan Goor Habeenimo ah Markii Askari katirsan Ciidanka booliska magaalada wajaale uu xabad nool oo uu u adeegsaday Dhalinyaro meel ku cawaynaysay ay ku rideen kadib ...
Sunday, October 18, 2020
-
Xogo Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Iyo Dood Xasaasiya Oo Ay Ka Yeesheen Xayiraada Fly Dubai Iyo Al-carabiya+Nuxurka Shuruudo Hor Leh Oo La Dul Dhigay!
Golaha Wasiirada Somaliland Oo Dood Xasaasiya Oo laysku faro Saari Gaadhay Ka Yeeshay Xariyaada La Saaray Fly Dubai Iyo Al Carabiya,
“Dalabkii Wasiir Kaahin, Difaacii Shuruucda Dalka Ee Wasiir Siciid Sulub+Aragtidii Wasiir Sa...
Saturday, October 17, 2020
-
Madaxweyne TRUMP Oo Markale Weerar Culus Ku Qaaday Ilhaan Cumar Iyo Talaabo Dhan Ah Oo Uu Ka Dalbaday Wasaarada Cadaalada.
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Wasaaradda Cadaaladda ka dalbaday inay baadhitaan ku sameyso xildhibaan Ilhaan Cumar, isaga oo mar kale weerar culus ku qaaday.
Trump ayaa ku eedeeyey Ilhaan C...
Saturday, October 17, 2020
« Previous Page — Next Page »