-
“Maxamed BK Waxa Aanu Isla Qaadanay Inaanu Dacwada Kawada Shaqayno, Qof Kasta Oo Samaha Jecel Waxan Ugu Bushaaraynayaa In Maxamed Mubaarak Maalinka Arbacada Ku Dhawaaqi Doono Inuu Fankii Ka Baxay”Axmed Kheyr (Ex.Fannaan Axmed-Biif)
Waxaa qoray:Axmed Kheyr (Ex.Fannaan Axmed-Biif)
~~~~
"Walaalayaal sawirkan waxaan galnay 4 sanno ka hor anigoo Axmed Biif ah iyo saaxiibkay Maxamed BK; waqti uu gurigiisa igu marti qaaday. Laakiin maantay waxaan idii...
Saturday, October 17, 2020
-
Walaalkii Oo Hooyadii Ku Dilay Deegaanka Jalam Ee Gobolka Nugaal Ayuu Gacantiisa Ku Qisaasay Caawin Cabdi Caagane Xukun Kadib
Garowe(Berberatoday.com)-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowlada Puntland ayaa maanta oo sabti ah xukun dil toogasho ah ku fulisay nin hooyadii ku dilay deegaanka Jallam ee gobolka Nugaal.
Ciidamada Booliska Puntland aya...
Saturday, October 17, 2020
-
Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Shuhaadada Ee SNM 17 October Oo Lagu Qabtay Magaalada Berbera”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Shuhaadada Ee SNM 17 October Oo Lagu Qabtay Magaalada Berbera"Daawo Muuqal
https://youtu.be/FeOo28INrbg?t=6
Berberatoday.com...
Saturday, October 17, 2020
-
Maareye Kuxigeenkii Hore Ee Haayada Dekedaha Somaliland Cumar Abokor Jaamac Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Masuul Kaloo Madaxweynuhu Magacaabay
WAREEGTO MADAXWEYNE: 17 /10/2020
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-564/102020 iyo JSL/XM/XKQ/222/1-562/102020 uu Xilka qaadis i...
Saturday, October 17, 2020
-
Dulmigii Madaxweynaha Jabuuti Oo Hargeysa Usoo Talaabay Iyo Guri Hargeysa Looga Dhisanaayo Qoyska Madaxweynaha Jabuuti Oo Dad Muwaadiniin Ah Oo La Jaar Ahi Ka Cawdeen Wadooyin Sharcidaro Ah Oo Gurigaas Loo Sameynayo Laguna Saaray Guryo Jaar La Ah”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dulmigii Madaxweynaha Jabuuti Oo Hargeysa Usoo Talaabay Iyo Guri Hargeysa Looga Dhisanaayo Qoyska Madaxweynaha Jabuuti Oo Dad Muwaadiniin Ah Oo La Jaar Ahi Ka Cawdeen Wadooyin Sharcidaro Ah Oo Gurigaas L...
Saturday, October 17, 2020
-
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dood Iyo Falan-qayn Ka Yeeshay Heshiiska Ay Wada Gaadheen Soomaaliya Iyo Wakiilka UN-ka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhi aan caadi ahayn oo golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland uu yeeshay maanta oo Sabti ah oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu goluh...
Saturday, October 17, 2020
-
Nin Ay Farmaajo Saxiib Yahiin Oo Fashiliyay Sir Ku Saabsan Dhiibistii Qalbi Dhagax Iyo Weerarkii Guriga Cabdiraxmaan Cabdishakuur”Daawo Muuqal
Muqdisho(BErberatoday.com)-Nin Ay Farmaajo Saxiib Yahiin OO Bixiyey Sir Ku Saabsan Dhiibistii Qalbi Dhagax Iyo Weerarkii Guriga Cabdiraxmaan Cabdishakuur"Daawo Muuqal
https://youtu.be/zjYG5v3LC4M
...
Saturday, October 17, 2020
-
Somaliland Oo Noqotay Xuddunta Ka Ganacsiga Sharci-darrada Ah Ee Harimcadka Ee Bariga Afrika!
Hargeysa(Berberatoday.comBishii hore ee July, laba Harimad ayaa khatar galay, ka dib markii ay 25 Maalmood ay Gacmahooda ku jireen Dad ka shaqaysta Dhoofinta Sharci-darrada ah ee Duur-joogta, falkaasina wuxuu ka dhacay Magaalada B...
Saturday, October 17, 2020
-
Hogaamiye Kuxigeenka Khaatumo Oo Ka hadlay Buuxinta Booskii Marxuum Cali Khaliif Galaydh Iyo Heshiiskii Somaliland Iyo Khaatumo
London(Berberatoday.com)-Madaxweyne Ku-xigeenka Khaatumo Maxamuud Cabdillaahi Caananuug, ayaa ka warramay cidda buuxinaysa jagadii hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo ee dhawaan geeriyooday Prof: Cali Khaliil Galaydh oo Khamiistii toddob...
Saturday, October 17, 2020
-
Tirada Askar Millateriga Xamar Ka Tirsan Iyo Taliyahoodii Oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho
Afgooye(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 18 ka tirsan ciidanka Millateriga dawladda federaalka Soomaaliya, ayaa lagu dilay weerar Jid-gooyo ah oo gelinkii dambe ee Arbacadii shalay ka dhacay duleedka degmada Afgooye.
Ilo-...
Saturday, October 17, 2020
« Previous Page — Next Page »