|
Warar
-
Golaha Wasiirada Somaliland Oo Shir Deg Deg Ah Ka Yeelanaya Go,aanka Ay Xukuumadu Markale Ka Qaadanayso Shirkadaha Fly Dubai Iyo Al Carabiya Oo Ka Horyimid Qawaaniinta Dalka’
Hargeysa(Berberatoday.com)-Tan iyo intii xukuumada somaliland Xayiraada Saartay Shirkadaha Diyaaradaha Ee FLY DUBAI IYO AL CARABIYA kadib markii ay ka amar qaateen maamulka somaliya oo Ay ka haystaan Ruqsada ogolaanshaha ay somali...
Saturday, October 17, 2020
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Ku Saabsan Guda Galkii Burco Duuray Ee Mujaahid Lixle Hogaaminaayey.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Aadan Maxamuud Diiriye “Aadan Ruush” oo kamid ahaa saraakiishii Snm xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadihii soo maray Somaliland ayaa ka xogwaramay gudo galkii Burco Duuray ee uu hogaamin...
Saturday, October 17, 2020
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Joogitaanka Ciidamada Maraykanka Ee Somaaliya, Xili Trump Ku Dhawaaqay In Ay Kala Baxayaan.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaya Dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay Taageerada milatari ee uu Maraykanku siiyo dowladdiisa, taasoo uu sheegay inay ka caawinayso dagaalka ay kula jiraa...
Saturday, October 17, 2020
-
Siyaasi Cali Guray Oo Markale Ka Digay Khatarta Shirkada Tragura Oo Xukuumada Somaliland Damacsan Tahay In Ay Ku Wareejiso Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera.
MAXAA RUN AH, MAXAAN AHAYN, MAXAA DAN AH EE UGU JIRA SOMALILAND.
Marka hore ma jiro wax cadaynaya in shirkadani ay ku lug leedahay aasidda qashinka Nuclear Waists hase yeeshee waxa jira qashimo sumo ah oo la xaqiijiyay in a...
Saturday, October 17, 2020
-
Sucaad Carmiya Odowaa Oo Soodhaweyn Iyo Xaflado Isbarkan Loogu Sameeyay Deegaamada Suuqsade,Galoolay Iyo Dubur”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Sucaad Carmiye Odowaa oo hore ushaacisay inay tahay Musharax gole Wakiileed oo Gobolka Saaxil ah ayaa waxa Soodhaweyn iyo Xaflad loogu Sameeyay Deegaanka Suuqsade ee Bariga Degmada Sheekh Sidoo kale Wax...
Friday, October 16, 2020
-
“Matihid Maxamuud Xaashaw Ka Maanta Umada Usheegi Lahaa In Lunsi Xoolo Umadeed Dawlada Maanta Joogtaa Ku Kacday,Ma Tihid Kii Umada Soo Hor Istaagi Lahaa Ee Aayad Quraana Soo Daliishan Lahaa Oo Amaanada Xoolaha Umada Ka Hadlaya”Siyaasi Cabdinasir Buuni”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Maxamuud Xaashow da'deed ahayd markaad xoolaha umadda ku tasa rufaysay , Aayadaha quraanka ee aad maanta soo daliishanaysa ma maantay soo dageen ? Soo may jirin markaad xilka haysayba , waxaad umadda u ...
Friday, October 16, 2020
-
Wasiir Axmed Shide Oo Sheegay In Dawladdu Ay Joojisay In Shirkada Ethiopian Airlines La’ Madaxbanaaneeyo
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawladda Ethiopia ayaa ku dhawaaqday shalay inay joojisay in shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian laga madaxbanaaneeyo dawladda, taas oo ah shirkada ugu balaadhan qaarada.
Dawlada Ethiopia ayaa laba ...
Friday, October 16, 2020
-
Xisbiga Wadani Oo Soo Bandhigay Shaqaale Dawladeed Oo Ku Jira Liiska Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga wadani Maxamed Sidiiq Dhame ayaa soo bandhigay tirada shaaalaha dawlada eek u jira liiska xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye dhawaan baahiyay
https://youtu.b...
Friday, October 16, 2020
-
Daawo Muuqalka”Hadhimo Sharafeed Lagu Maamuusay Duuliyihii Taliskii Siyaad Bare Ka Diiday Inuu Duqeeyo Maatida Hargaysa 1988-kii
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Da,uud Khayre Kaahin Lataliyihii hore ee arimaha siyaasada ee Madaxwayne Axmed Siilaanyo kana kamid ahaa saraakiishii ururkii SNM ee yagiga somaliland ka xoreeyay taliskii Mucangaga ahaa ee siya...
Friday, October 16, 2020
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Madax-dhaqmeedka Iyo Sababta!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh khaliila ayaa dhaliilo xoogan ujeediyay madaxdhaqameedka Somaliland oo uu sheegay in ay caqabad ku yihiin in la soo xulo dad wanaagsan oo noqda mu...
Friday, October 16, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|