|
Warar
-
Dawladda Imaaraadka Oo Masuul Usoo Magacowday Madaarka Berbera
Dawlada Imaaraatka carabta, ayaa agaasime u magacowday garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera.
Agaasimaha cusub ee la magacaabay Dritan Gjonbalag, ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Britain, ilaa hada si cad looma oga ...
Thursday, September 24, 2020
-
Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dawlada Xamar Oo Helay Codka Kalsoonida Golaha Shacabka
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Goor-dhawayd Cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub Maxamed Xuseen Roobe ee dhawaan Madaxweyne Farmaajo magacaabay.
Kulank...
Thursday, September 24, 2020
-
Baarlamaanka Itoobiya Oo Xalliyay Murankii Ka Taagnaa Doorashada
Addis-Ababa(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Itoobiya ayaa meel mariyay qaraar oggolaanayan in doorashada guud ee dib loo dhigay lagu qabto muddo hal sano gudaheed ah.
Sanadka cusub ee Itoobiya wuxuu billowday 11-kii September sida...
Thursday, September 24, 2020
-
Xidhiidhka UEFA Oo Ku Dhawaaqay Saddexda Xiddig Ee Ku Tartami Doonna Abaal-marinta Yurub
Zurich(Berberatoday.com)-Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa soo saartay saddexda ciyaartoy ee ku tartami doona abaal-marinta xiddiga sannadka ee qaaradda Yurub, kaddib markii uu soo dhamaaday xili ciyaareed uu saamayn wey...
Thursday, September 24, 2020
-
Guddida Qaban-qaabada Shirweynaha Xisbiga KULMIYE Oo Farriimmo La Waddaagay Ergooyinka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xubnaha guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE, ayaa ka hadlay halka ay u marayaan hawlaha qaban-qaabada ee shirweynaha, waxana ay farriimo muhiim ah u direen ergooyinka shirweynaha ...
Thursday, September 24, 2020
-
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Ka Hadlay Shaqaale Dawlada Hoose Katirsan Oo Hanti Dhowrku Xidh Xidheen. G
Gabiley(Berberatoday.com)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa markii uhoraysay ka hadlay shaqaale dawlada hoose katirsan oo dhawaan ay xabsiga utaxaabeen xafiiska hanti dhawraha guud ee qaranka.
Sdoo kale ...
Wednesday, September 23, 2020
-
Wajaale”Bakhaar La Dhisaayay Oo Ku Dumay Shaqaalihii Ka Shaqaynaayay Iyo Mulkiilihii Lahaa Iyo Dad Kaloo Ku Geeriyooday”Daawo Muuqal
Wajaale(Berberatoday.com)-Wajaale"Bakhaar La Dhisaayay Oo Ku Dumay Shaqaalihii Ka Shaqaynaayay Iyo Mulkiilihii Lahaa Iyo Dad Kaloo Ku Geeriyooday"Daawo Muuqal
https://youtu.be/UbeWpUWS24A
Berber...
Wednesday, September 23, 2020
-
Somaliland: Isticmaalka Baraha Bulshada Oo Sababay In Ardayda Magaalooyinku Ay Ka Hooseeyaan Ardayda Miyiga Natiijada Imtixaanaadka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland ayaa ka ka hadashay saamaynta Isticmaalka Baraha Bulshadu ku leedahay Ardayda ku jirta Waxbarashada.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo...
Wednesday, September 23, 2020
-
Hindiya”Nin Haweenaydii Xaaskiisa Aheyd Oo Uur Leh Midi Caloosha Kaga Soo Riday Ilmihii Iyo Sababta Keentay Oo Yaab Leh”Akhriso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Nin ku nool dalka Hindiya ayaa caloosha ka dooxay xaaskiisa oo uur leh si uu ogaado waxa uu noqon doono ilmaha dhalan doono, waxaana dhintay canugii uurkeeda ku jiray, sida ay sheegeen booliska dalkaas.
...
Wednesday, September 23, 2020
-
Madaxweynaha Somailand Oo Kulan La Yeeshay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Iyo Qodobada Ay Kawada Hadleen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha guddida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, waxana kulankaas diiradda l...
Wednesday, September 23, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|