-
Xubin Ka Mid Ah Guddiga Qaban-Qaabada Shirweynaha Kulmiye Oo Sheegay In Saylici & Saajin Tartamayaan, Haddii Lagu Guul-Daraysto Waan-waanta Socota
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye ayaa ka hadlay loolanka ka dhex taagan Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo Wasiirka Ganacsiga, oo hadda laga dhex wado heshiis dhexdooda ah.
Siyaasi Maxamed...
Wednesday, September 23, 2020
-
“Taageerayaashu Mar Dhow Ma Tegi Doonaan Garoomada Cayaaraha Ciyaaraha”Boris Johson
London(Berberatoday.com)-Qorshihii loogu oggolaanayay in taageerayaasha ay tagaan garoomada ciyaaraha ee England laga bilaabo 1-da October ayaa laga laabtay.
Qorshaha ayaa dib u eegis lagu sameynayaa kaddib kiisaska coronav...
Wednesday, September 23, 2020
-
Mulkiilaha Kooxda Chelsea Roman Abramovich Oo Lacag 100 Milyan Oo Dollar Ah Isreal Ku Caawiyay Sidhulka Falastiiniyiinta Yuhuud Cusub Loogu Deegaameyo
Isreal(Berberatoday.com)-Mulkiilaha Kooxda Chelsea, Roman Abramovich, ayaa in ka badan 100 malyan oo doollar ku taageeray Israa'iil, si ay guryo u gaga dhistaan dhulka ay haystaan ee Falastiin.
Elad waa ha’yad ka howlgasha dh...
Wednesday, September 23, 2020
-
Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Somaliland Oo Hirgalisay Mareego lagu Kaydin Doono Xogta Dawlada. H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa daah furtay wajigii koowaad ee e government ka jsl Kaasi oo ay kasoo qaybgaleen agaasimayaasha wasaaradaha .
Wasiirka wasaarada isgaadhsi...
Wednesday, September 23, 2020
-
Sheekhal Beledka Borama Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jowhar Oo Sheegay In Dhul Uu Leeyahay Mayarka Borama Xoog Kaga Qaadayo”Daawo Muuqal
Borama(Berberatoday.com)-Sheekhul baladka Magaalada Boorama Sheikh Cabdilaahi Sheikh Cali Jawhar ayaa Sheegay in dhul uu leeyahay xoog lagaga qaaday kaasi oo uu ka danbeeyo maayarka magaalada
Sidoo kale sheikh cabdilaahi ayaa...
Wednesday, September 23, 2020
-
Siyaasi Cabdilaahi Dheere Oo Ka Hadlay Khilaaf Beeshiisa Dhexdeeda Ah Oo Taagan Caleemo Saarka Suldaan Iyo kulamo Lagu Balansanaa Oo Baaqday.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Waxbarashada Somaliland ee xukuumadii Axmed Siilaanyo Cabdilaahi Dheere Oo Mudo dheerna ahaa xoghayaha golaha guurtida somaliland Ayaa ka hadlay khilaaf beesha jabraacin dhe...
Wednesday, September 23, 2020
-
Dadwaynaha Ku Dhaqan Deeganka Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Sompower Oo Caqabad Ku Noqotay In Ay Laydh Helaan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadwaynaha ku dhaqan Deegaanka xaraf ee Duleedka magaalada Dargaysa ayaa cabasho xoogan ka Muujiyay shirkada sompower oo caqabad ku noqotay in ay Bulshadani Helaan Laydh Iyagoo Eedo culus ujeediyay shirk...
Wednesday, September 23, 2020
-
Warshada Daqiiqda Alwataniya Oo Haayada Taydu Siisay Shahaadadii Tayada Wax Soosaarka Badeecadaha”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Warshada Daqiiqda Alwataniya Oo Haayada Taydu Siisay Shahaadadii Tayada Wax Soosaarka Badeecadaha"Daawo Muuqal
https://youtu.be/tZSu5IyHTNY
Berberatoday.com...
Tuesday, September 22, 2020
-
Haweeney Loo Qabtey Warqad Sumeysan Oo La Doonayay In Lagu Dilo Madaxweyne Trump
Washington(Berberatoday.com)-Hal qof ayaa loo qabtey kaas oo la aaminsan yahay in uu warqad sunta dilaaga ah ee Ricin u direy Madaxweynaha Maraykanka Donalad Trump, sidaas waxaa sheegay Booliska Federaalka ee Baadhitaanada Dembiya...
Tuesday, September 22, 2020
-
Taj Mahal: Dalxiiskii Qarniga Oo Dib Loo Furayo Iyo Qul-qulka Dalxiisayaasha
Mumbai(Berberatoday.com)-Dad yar ayaa booqday dhismaha loo dalxiiska tago ee Taj Mahal ee Hindiya ku taalla, kaddib markii dib loo furay lix bilood kaddib oo ay xidhneyd.
Tallaabooyin hor leh oo dhanka badqabka dadka ayaa la so...
Tuesday, September 22, 2020
« Previous Page — Next Page »