-
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Midawga Yurub iyo Ingiriiska
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa xafiiskiiskodoa ku qaabilay wafti ka socda Midawga Yurub iyo waddamada Sweden iyo UK. Waftigaas oo uu hogaaminayay Safiirka Midawga Yurub Mudane. Nicolas Berlanga a...
Tuesday, September 22, 2020
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Doorashada Somaliya Iyo Fariinta Ay Udirtay Beesha Caalamka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay mawqifkeeda ku aadan doorashooyinka Somaliland iyadoo fariin udiray beesha calamka iyo qaramada midoobay
Warsaxafadeed kasoo baxay wasaarada arimaha diabada ayaa ...
Tuesday, September 22, 2020
-
Dhacdo Yaable”5 Caruur Ah Iyo Hooyadood Oo Hore Qurbaha Masuulkoodii Uga Soo Celiyay Magaalada Burco Qaab Tahriibin Ah Looga Kexeeyay Iyo Eheladooda Oo Kahadlay”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-Dhacdo Yaable"5 Caruur Ah Iyo Hooyadood Oo Hore Qurbaha Masuulkoodii Uga Soo Celiyay Magaalada Burco Qaab Tahriibin Ah Looga Kexeeyay Iyo Eheladooda Oo Kahadlay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Uo...
Tuesday, September 22, 2020
-
Ergo Ka Kala Socota Madaxweyne Ku-Xigeenka Iyo Wasiirka Ganacsiga Oo Ay Wada-Hadallo Uga Bilaabmeen Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergo ka kooban 20 xubnood oo kala socda Madaxweyne ku-xigeenka JSL Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wasiirka Ganacsiga JSL Maxamed Xasan Sacad (Saajin) ayay Shalay kulamo uga bilaabme...
Tuesday, September 22, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Xildhibaannada Reer Awdal Oo Muddo Cadho Kaga Maqan Fadhiyada Golaha Wakiillada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa habeen hore kulan la yeeshay Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee ka soo jeeda Gobolka Awdal, kuwaasi oo muddo ka maqan Golaha.
Xildhibaannada Golaha Wakiill...
Tuesday, September 22, 2020
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Madaxa Xafiiska Uk Ee Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda JSL Aadam Xaaji Cali ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay madaxa xafiiska UK ee Somaliland Mr Stuart Brown, kulanka ayaa ugu horayn ku bil...
Monday, September 21, 2020
-
Kooxda Liverpool Oo 10 Ciyaartoy Oo Chelsea Ah Ku Garaacday Garoonkeeda Stamford Bridge
London(Berberatoday.com)-Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa sii wadata guulaheeda xiriirka ah ee horyaalka, waxaana ay garaacday Chelsea oo laga qaatay kaarka cas, taasoo ku ciyaaraysay 10 ciyaaryahan.
Kulankan o...
Monday, September 21, 2020
-
Itoobiya Oo Dambiyo Argigixiso Kusoo Oogtay Hoggaamiyaha Mucaaradka Oromada Iyo Siyaasiyiin Kale Oo Uu Ku Jiro Jawar Mohammed
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Itoobiya ayaa ka gudbisay dacwado argagixiso oo ay ku soo oogtay maalqabeenka caanka ah iyo siyaasiga mucaaradka ee kasoo jeeda qowmiyada Oromada, Jawar Mohammed.
Jawar, oo ah aasaasaha shabakada w...
Monday, September 21, 2020
-
Xisbiyada UCID & Waddani Maxay ka yidhaahdeen Go’aanka Xukuumaddu ugu fasaxday Warbaahinta Qaranka?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada mucaaradka ah ee Waddani iyo UCID, ayaa sheegay inay soo dhawaynayaan tallaabada Xukuumadda Somaliland qaadday ee ay ku fartay Warbaahinta Qaranka inay si siman u baahiyaan wararka mucaaradka i...
Monday, September 21, 2020
-
Madaxweyne Biixi Oo U Caddeeyey Mowqifkiisa Hirdanka Saylici Iyo Saajin Ergo Ka Socotay Beesha Madaxweyne Kuxigeenka Oo U Tegtay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa u caddeeyey mowqifkiisa ku aaddan loollanka adag ee u dhaxeeya Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Was...
Monday, September 21, 2020
« Previous Page — Next Page »