-
“Kaabadaha Madaxtoyada Horyaala Waa La Burburinayaa Waddo Afar Haad Ahna Waa La Marinayaa” Agasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Kaabadaha Madaxtoyada Horyaala Waa La Burburinayaa Waddo Afar Haad Ahna Waa La Marinayaa" Agasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile"Daawo Muuqal
https://youtu.be/eC0Jgwp6weM
&n...
Saturday, September 19, 2020
-
Maraykanka Oo Dalkiisa Ka Mamnuucaya Baraha Bulshada Ee TikTok Iyo WeChat
Washintong(Berberatoday.com)-Maraykanka ayaa maalinta Axadda ah dalkiisa ka mamnuuci doona baraha bulshadu ay ku wada xiriirto ee kala ah TikTok iyo WeChat, haddii aan wax iska baddalin go’aanka madaxweyne Trump oo uusan heshiis...
Saturday, September 19, 2020
-
“Hanti-dhawrka Guud Wuxuu u Taaganyahay Ilaalinta Hantida Qaranka” Kuxigeenka Hanti Dhawrka Guud Sacad Riiraash
“Hanti-dhawrku shaqadiisa wuu u madax-bannaan yahay”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ku xigeenka Hantidhawraha guud ee Qaranka Sacad Cabdi Cabdillaahi Riiraash, ayaa sheegay in hanta-dhawrka guud ee qaranku uu u madax-bannaa...
Saturday, September 19, 2020
-
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Sedex Xeer Ugudbiyay Golaha Wakiilada,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Munadanayaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Loo Qaybiyey Saddex Xeer Oo Ay Xukuumaddu U Soo Gudbisay.
Fadhigan ay yeesheen xildhibaannada golaha wakiillada Somaliland oo uu shir gud...
Saturday, September 19, 2020
-
Madaxwaynaha Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar Oo Maanta Bilaabay Lacag Badalka Deegaanada Somalida.
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwayne Mustafa Muxumed Cumar oo maanta bilaabay lacag bedelka Degaanka Soomaalida ayaa ka hadlay dhawr arrimood.
Madaxwaynaha waxaa uu sheegay in hawshii la xidhiidhay lacag badalka iyo cabasha...
Saturday, September 19, 2020
-
Xukuumadda Oo Go’aamisay In Warbaahinta Qaranku Si Siman Wararka U Baahiso Mucaaridka Iyo Muxaafidka,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradaasi Mudane Cabdinaasir Cumar Jaamac, ayaa soo saaray wareegto uu ku faray Warbaahinta Qaranka inay si siman oo dhexdhexaad ah u...
Saturday, September 19, 2020
-
“Waan Soo Dhawaynayaa In Farmaajo Cadeeyay In Ay Somaliland Ay Gooni Ka Tahay Somaliya” Siyaasi Axmed Maxamuud.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Axmed Maxamuud oo wasiir kuxigeen ka ahaa wasaarada ganacsiga xukuumadii Axmed Siilaanyo ayaa soo dhaweeyay hadal kasoo yeedhay madaxwaynaha somaliya farmaajo oo shaaciyay in Somaliland gooni...
Saturday, September 19, 2020
-
Dhoofinta Shidaalka Sucuudiga Oo Hoos U Dhacday 62% Iyo Sababta
Riyaad(Berberatoday.com)-Dhoofka shidaalka Sucuudiga ayaa sannadkan hoos u dhacay boqolkiiba 62. Warbixin rasmi ah oo ay soo saartay waaxda dalkaasi u qaabilsan xog ururinta ayaa lagu sheegya in dakhliga ka soo xarooday dhoofka sh...
Saturday, September 19, 2020
-
Thailand”Beer Loo Dalxiis Tago Oo Haddii Aad Khashin Ku Tuurto Boostada Laguu Soo Dhigayo Khashinkaagii
Bankok(Berberatoday.com)-Haddii aad wax ku tuurto beertan oo ku taalla Thailand, waxaa laga yaabaa inaad adiga uun dhib isku soo jiiddo.Waxaa laga yaabaa in gurigaaga loo soo diro, si lagu xusuusiyo in marka aad meelaha dabiiciga ...
Saturday, September 19, 2020
-
Xawaaladaha Soomaaliya Oo Lagu Eedeeyay Inay Qeyb Ka Yihiin Ka Ganacsiga Hubka
Muqdisho(Berberatoday.com)-Warbixin laga sameeyay hannaanka lacag xawilaadda caanka ah ee Soomaaliya ayaa lagu ogaaday in in ka badan $3.5m ($2.7m) oo lacag caddaan ah ay sanadihii la soo dhaafay gashay gacanta dad looga shakisan ...
Saturday, September 19, 2020
« Previous Page — Next Page »