|
Warar
-
Cali Guray Oo Shaaciyay In Uu soo Bandhigi Doono Halka Ay Iskala Qaadeen Wasiirka Diinta Iyo Dhaqanka Ee Jabuuti Iyo Caqabado Jabuuti Kaga Horyimid Buugii Uu Ka Qoray Abwaan Cabdi-Qays.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “cali guray) oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland islamarkaana ah qoraaga buugii abwaan cabdiqays ee (Geedigii Abwaan Cabdiqays) ayaa sheegay in uu dhawaan soo bandhigi...
Saturday, September 19, 2020
-
Caqabadaha Ku Geddaaman Ra’iisalwasaaraha Cusub Ee Madaxweyne Farmaajo Magacaabay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa waxa uu ra’iisul wasaare u magacaabay Maxamed Xuseen Rooble.
Maxamed, oo 57 sanno jir ah, ayuu Farmaajo sheegay inuu ku soo xushay “Aqoo...
Saturday, September 19, 2020
-
“Waa Inaan Siyaasad Iyo Hadaf Ka Dhigano Xuquuda Nebi Muxummad CSW Innagu Leenahay….” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sh Muxammad Sh Cumar Dirir ayaa bulshada ugu baaqay inaynu siyaasad iyo hadaf ka dhigano Xuquuda Nebi Muxummad CSW innagu leenahay, si madmadowga la baahinayo looga baxo.
Khudbadii Jimcaha maanta ...
Saturday, September 19, 2020
-
Dawlada Imaaraatka Oo Marti-qaad Deg-deg Ah, Usoo Dirtay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi
Dubai(Berberatoday.com)-Dawlada Imaaraat-ka Carabta, ayaa la sheegay in ay casuumad degdeg ah usoo dirtay Madaxweynaha Somaliland,
Si cad looma sheegin sababta dawlada UAE, casuumada degdega ah ugu soo dirtay Madaxweyne Muu...
Saturday, September 19, 2020
-
Madasha Xisbiyada Siyaasadeed Ee Somaliya Oo Dareen Celiyay Magacaabista Raysal-Wasaaraha.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madasha Xisbsiyada siyaasadeed Ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay natiijadii kasoo baxday wada hadalkii dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo ugu dambayn heshiis looga gaadhay hannaanka dooras...
Saturday, September 19, 2020
-
Saamayn Intee Leeg Ayay Bulshada Wajaale Ku Yeelatay Badalkii Lacagta Itoobiya?
Wajaale(Berberatoday.com)-Dawlada itoobiya ayaa dhawaan shaaciyay badal ay ku samaynayso qaybo kamid ah lacagteeda
Hadaba magaalo xuduudkeeda wajaale oo kamid meelaha sida wayn looga isticmaalo lacagta birta ee itoobiya ee dalk...
Saturday, September 19, 2020
-
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Samaynayso Xeerka Isticmaalka Baraha Bulshada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa shaacisay in ay wado qorshe ay ku samaynayso xeer isticmaalka baraha bulshada kaasi oo lagu kala xadayn doono
Agaasimaha guud ee wasaarada is...
Friday, September 18, 2020
-
Hadhimo Sharafeed Loo Sameeyay Suldaanka Cusub Ee Beelaha Ciise Muuse Oo Kulmisay Madaxda Dhaqanka Somaliland”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibad Qado sharaf Ah oo lagu Maamuusay suldaanka guud ee beesha ciise muuse ee dhawaan la caleemo saaray ayaa lagu qabtay magaalada Hargaysa.
Hadhimo Sharafeedkan lagu maamuusay Suldaan...
Friday, September 18, 2020
-
Maxaad Ka Ogtahay Halista Geedka CASTER Ee Xukuumadu Doonayso In Laga Beero Mashruuca Banka Wajaale?
Gabiley(Berberatoday.com)-Wasaarada Beeraha Somaliland oo ay Weheliyaan shirkad Chinese ah ayaa dhawaan shaaciyay in banka mashruuca wajaale ee gobolka gabiley ay beerayso geedka CASTER oo halis ku ah bulshada deegaanka dad iyo xo...
Friday, September 18, 2020
-
Waa Kuma Maxamed Xuseen Rooble – Ra’iisul Wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya?
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxto...
Friday, September 18, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|