-
Madaxwayne Farmaajo Eng.Maxamed Xuseen Rooble Umagacaabay Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somaliya. M
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Umagacaabay Reysul Wasaaraha Soomaaliya cusub ee somaliya Maxamed Xuseen Rooble.Kaasi oo mudo la sugayay in uu soo magacaaba kdib markii xil...
Friday, September 18, 2020
-
Agaasimaha Guud Ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Qorsheyaasha Horumarineed Ee Ay Dalka Ka Hirgeliyeen
Qore: Faysal Xiis Afgaab
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee Baanka dhexe ee Somaliland Axmed Xasan Carwo,ayaa ka hadlay qorsheyaasha horumarineed ee ay dalka ka hir geliyeen iyo siyaabaha ay maalgelinta ugu sameeya...
Thursday, September 17, 2020
-
Hay’adda Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay Oo Wax Laga Argagaxo Ku Tilmaamtay Kufsiyadii Ka Dhacay Soomaaliya.
New York(Berberatoday.com)-Hay’adda Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay Ee Human Ritgh Watch Ayaa Warbixin Ay Ugudbisay Golaha Amaanka Waxay wax laga Argagaxo Ku Tilmaamtay Kororka Tacaddiyada Kufsiga Ee ka Socda Soomaaliya.
...
Thursday, September 17, 2020
-
Madaxweyne-Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici Oo Wasiir Saajin Uga Jawaabay Warbaahinta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo jawaab adag siiyey wasiirkiisa Ganacsiga iyo horumarinta dalxiisa Wasiir Saajin. Islamarkaanna wuxuu sheegay in aannu iska casilay xilka madaxweyne ku-xigeen.
http...
Thursday, September 17, 2020
-
“Saajin Waxaan Leeyahay, Yaan la isku kiin Garaacin Saylici Ee Inaadeerkaa U Tanaasul”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland ee ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa ka hadlay Shirweynaha Xisbiga Kulmiye, ololaha u dhexeeya Saylici iyo Saajin, tab...
Thursday, September 17, 2020
-
Faah faahinta Iska Hor Imaanka Ka Dhacay Magaalada Boorama Oo Sobobay Dhimasho Iyo Dhaawac.
Borama(Berberatoday.com)-Magaalada boorama ayaa waxaa saaka iska hor imaad ku dhex maray koox dabley oo isk abaabulay iyo ciidanka booliska kaasi oo sobobay dhimashada hal askari iyo dhaawac laba kale oo xaaladoodu culus tahay.
...
Thursday, September 17, 2020
-
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Ucid Marxuum Profesor Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec Oo Borama Ku Geeriyooday
Borama(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariistee Waxaa Caawa Magaalada Boorama ku Geeriyooday Gudoomiye Kuxigeenkii Kowaad ee Xisbiga Ucid Marxuum Prof Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec oo Ugeeriyooday xanuun kusoo booday.
Waxaana...
Thursday, September 17, 2020
-
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo La Horkeenay Qorshaha Dhisida Guryaha Shaqaalaha, Ansixiyeyna Siyaasad Cusub.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii 64aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...
Thursday, September 17, 2020
-
Dhexdhexaadin Laga Dhex Weyday Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Wasiir Saajin Oo Lagu Guuldareystay Iyo Saylici Oo Meel Adag Istaagay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wararkii ugu dambeeyay Khilaafka ka aloosan Kulmiye ayaa sheegaya in hadda ay arintu iskugu soo biyo shubatay Booska Kursiga Ku xigeenka 4-Aad ee Kulmiye ee uu hadda ku fadhiyo Saylici kaasi oo Muran x...
Thursday, September 17, 2020
-
Xiisadda Qaza Oo Kacsan Iyo Xamas Iyo Israa’iil Oo Madaafiic Is Waydaarsaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dagaal u dhaxeeya mintidiinta Falastiiniyiinta iyo Militariga Israa’iil ayaa laga soo sheegayaa marinka Qaza, ka dib xafladdii Washinton ka dhacday oo ay heshiis ku kala saxeexdeen laba dal oo kuwa gac...
Thursday, September 17, 2020
« Previous Page — Next Page »