|
Warar
-
Siyaasi Cali Guray Oo Dhaliilihii Ugu Cuskaa UJeediyay Wasiirka Diinta Iyo Dhaqanka Ee Dalka Jabuuti + Sobobta!
“Iska Daa Qiyam Diineed Eh, Waa Qof ka Madhan Wanaag Oo Dhan Oo Aan Seedi U Dhanaanayn, Waa Munaafaq Hadana Muuminow La Leeyahay”Siyaasi Cali Guray.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” Oo...
Thursday, September 17, 2020
-
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamud Sacad Saajin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxweyne Kuxigeenka Cabdiraxmaan Seylici”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamud Sacad Saajin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxweyne Kuxigeenka Cabdiraxmaan Seylici"Daawo Muuqal
https://youtu.be/3xyDXVOJESA?t=92
Be...
Wednesday, September 16, 2020
-
Adeega Gaadiidka Yaryar Ee Dhaweeye Oo Magaalada Berbera Sirasmiya Looga Daahfuray Iyo Madaxda Degmada Iyo Gobolka Saaxil Oo Soodhaweeyay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Adeega Gaadiidka Yaryar Ee Dhaweeye Oo Magaalada Berbera Sirasmiya Looga Daahfuray Iyo Madaxda Degmada Iyo Gobolka Saaxil Oo Soodhaweeyay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/IXfyreSu0tk?t=10
&nb...
Wednesday, September 16, 2020
-
Siyaasiyiinta Xirsi Cali Iyo Maxamud Xaashi Oo Kulan Ku Yeeshay Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Labada Siyaasi ee Maxamuud Xaashi iyo Xirsi Xaaji Xasan, ayaa maanta kulan uga bilaamay Hargeysa.
Labada siyaasi ayaan Warbaahinta u faahfaahin waxyaabaha ay ka wadahadleen marka laga reebo in ay ogol...
Wednesday, September 16, 2020
-
Cabdillaahi-dirawal Oo Xisbiyada Mucaaradka Ku Eedeeyay Inay Doorashada Kaga Dhuumanayaan In Ururrada Siyaasadda La Furo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sigaasiga Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dirawal) ayaa mar kale dhaliilay Heshiiska Xisbiyada Qaranku ku gaadheen in doorashada deegaanka la qabto, xilli buu yidhi muddo kooban ka hadhay Muddada 10-ka sa...
Wednesday, September 16, 2020
-
Daawo Muuqalka”Xafladii Qado Sharafta Aheyd Ee Xaaji Cali Xoorxor Ku Maamuusay Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobolada Saaxil. Maroodijeex Iyo Togdheer Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Kooshin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xafladii Qado Sharafta Aheyd Ee Xaaji Cali Xoorxor Ku Maamuusay Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobolada Saaxil. Maroodijeex Iyo Togdheer Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Kooshin
ht...
Wednesday, September 16, 2020
-
Dhexdhexaadin Laga Dhex Waday Madaxweyne Ku-xigeenka Jsl Iyo Wasiirka Ganacsiga Oo Markale Natiijo La’aan Kusoo Dhamaatay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maalmihii u dambeeyay waxa dhexdhexaadin laga dhex waday Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamed Xasan Sacad (Saajin) oo doonaya ...
Wednesday, September 16, 2020
-
Aqoonyahan Reer Somaliland Ah Oo Ka Digay Khatarta Geed Sun Ah, Oo Shirkad Chinese Ahi Ka Beerayso Mashruuca Banka Wajaale.
“Banka Wajaale Oo Geed Sun Ah Oo Noqon Kara “Hub Kimiko ah” Laga Beerayo Xili Cunto La’aan Iyo Nafaqo-Darro Dishoodeen kumanaan caruur iyo cirooleba leh oo reer Somaliland ah”Aqoonyahan Xamse Khayre,
Hargeysa(Berberat...
Wednesday, September 16, 2020
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Kormeeray Dhismaha Wado Afar Haad Ah Oo Lagu Kordhinayo Wadada Halbawlaha Ah.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimad hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) Ayaa kormeer kusoo maray wado afar haad ah oo lagu kordhinayo wadada halbowlaha u ah caasimada .
Wadada lagu kordhinayo jidka ha...
Wednesday, September 16, 2020
-
Madaxwaynaha Somaliland Oo Golayaasha Qaranka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Xildhibaan Axmed Maxamed Nuur Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga.
TACSI MADAXWEYNE: 15/09/2020
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tac...
Wednesday, September 16, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|