|
Warar
-
Golaha Guurtida Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka La Dagaalanka Maandooriyaha”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Guurtida Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka La Dagaalanka Maandooriyaha"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Ci9GRV_JAmA?t=2
Berberatoday.com...
Tuesday, September 15, 2020
-
Xukuumadda Itoobiya Oo Bedelaysa Lacagtii Ay Horre U Isticmaali Jirtay
Addis-Ababa(Berberatoday.com)-Itoobiya ayaa soo saareysa lacag cusub, tan oo Ra`iisul Wasaare Abiy Ahmed uu ku sheegay in wax looga qabanayo howlaha sharci darrada ah iyo musuqmaasuqa.
Naqshadda cusub ee lacagaha 10, 50 iyo 100 B...
Tuesday, September 15, 2020
-
Xaaji Cali Cumar Maxamed(Cali Xoorxor)Oo Munaasibad Qado Sharafa Ku Maamuusay Suldaanka Cusub Ee Beelaha Gobolada Saaxil Maroodijeex Iyo Togdheer Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Iyo 100 Kamida Madaxda Dhaqanka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaaji Cali Cumar Maxamed(Cali Xoorxor)Oo Munaasibad Qado Sharafa Ku Maamuusay Suldaanka Cusub Ee Beelaha Gobolada Saaxil Maroodijeex Iyo Togdheer Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin I...
Tuesday, September 15, 2020
-
Wasiir Saleebaan Cali Koore Oo Sheegay In Laga Helay Xanuunka Carona Virus”Daawo Muuqal
Laascanod(Berberatoday.com)-Wasiir Saleebaan Cali Koore Oo Sheegay In Laga Helay Xanuunka Carona Virus"Daawo Muuqal
https://youtu.be/-mtbY7lCIA0?t=102
Berberatoday.com...
Tuesday, September 15, 2020
-
Hanti Dhawraha Guud Ee Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Masuuliyiin Ay Uxidh Xidheen Arimo Musuq Maasuq.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hanti dhawraha Guud ee somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa faah faahin ka bixiyay baadhintaano masuq Maasuq Oo Ay Mudooyinkii udanbeeyay ka wadeen gobolada Dalka iyo 18 Masuul oo ay uxidh xidheen eedaymo ...
Tuesday, September 15, 2020
-
“Nimankan Madaxda Ah Ee Maalin Walba La Leeyahay Baloodhbay Dad Ku Haystaan, Waxaan Leeyahay Madaxtinimada Iyo Baloodhka Kala Saara”Siyaasi Rashiid, H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari (Sheekhul Axmar) Oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay rajada laga qabo in dalka ay ka qabsoonta doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee lagu wado in dha...
Tuesday, September 15, 2020
-
Xaqiiqda Arinta Hadalhaynta Loolanka Lagaliyay Kursiga Gudoomiyaha 4aad Ee Xisbiga Kulmiye!FAALLO.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Arintan,Indhawaale Ku Cusbayd Xisbi Xaakimka Kulmiye oo Gabi ahaanba si aad ah Loo Hadalhayay, dhaq-dhaqaaqyada Diyaar garawga Shirweynaha Kulmiye ee Bisha Okroobar La Qaban Doono, oo ah Mid Loolan Lagu ...
Tuesday, September 15, 2020
-
“Muuse Biixi Waxaan Leeyahay, Hadii Ay Askarinimo Ku Qaado, Ka Tanaasul Askari Meesha Kama Talin Karayee.”Suldaan Maxamed.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka guud ee beelaha Somaliland suldaan maxamed cabdiqaadir ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi oo uu sheegay in uu ku kacay cadaadis iyo xoog ku maamul taasi oo aan laga yeelaynay
...
Monday, September 14, 2020
-
Daawo Muuqalka Aas Qaran Oo Hargeysa Loo Sameeyay Marxuum Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay Kana Sheekeeyay Taariikhda Faca Weyn Ee Sadalada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka Aas Qaran Oo Hargeysa Loo Sameeyay Marxuum Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay Kana Sheekeeyay Taariikhda Faca Weyn Ee Sadalada
https:...
Monday, September 14, 2020
-
Magacyada Qaar Kamid Ah Siyaasiyiinta Aan Ka Qayb-gelayn Shir weynaha KULMIYE Iyo Xubnaha La Filayo In Gabi Ahaanba Laga Saaro Xisbigaasi!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyadoo muddo laba toddoobaad ku siman oo keli ahi ay ka hadhsantahay wakhti loo asteeyey inuu Magaalada Hargeysa ka furmo shir weynaha afraad ee Xisbiga KULMIYE, ayaa waxa isa soo taraya siyaasiyiinta ka...
Monday, September 14, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|