-
Ciidamada Amaanka Gobolka Sool Oo Hawlgal Amaanka Lagu Xaqiijinayo Ka Sameeyay Gudaha Magaalada Laascaanod
Lascanod(Berberatoday.com)-Howlgal Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Talyaha Boliska Gobolka Sool Gaashanle Dhexe maxamed Saleban Gooni Oo Ay Ka Qayb Qaateen Ciidanka Booliska kala Duwan Ee Spu RRu Iyo Ciidanka Birmadka Ayaa Caawa...
Wednesday, August 12, 2020
-
Waa Tuma Haweeneyda Madowga Ah Uu Biden Uxushay Ku Xigeenkiisa?
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Qoraalka sawirka,Kamala Harris
Musharraxa madaxtinnimada ee xisbiga dimuqraaddiga Joe Biden ayaa u magacaabay Senator...
Wednesday, August 12, 2020
-
Ilhaan Cumar Oo Mar Kale Ku Guuleysatay Kursiga Xisbigeeda Dhexdiisa Ee Tartanka Aqalka Golaha Wakiillada Mareykanka
XIGASHADA SAWIRKA,ILHAN OMAR
Ilhan Cumar, oo kasoo jeedda jaaliyadda Soomaalida ee dalka Mareykanka ayaa ku guuleysatay doorasho ay xibigeeda dhexdiisa ka gashay, taasoo loogu tartamayay kursiga xildhibaan...
Wednesday, August 12, 2020
-
Degmada Meydh Oo Deked Cusub Loo Dhisi Doono Iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland Ee SDF Oo Maal Galin Doona”Daawo Muuqaal
Sanaag(Berberatoday.com)-Degmada Meydh Oo Deked Cusub Loo Dhisi Doono Iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland Ee SDF Oo Maal Galin Doona"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/6p3ymow_Qcs?t=9
Berb...
Tuesday, August 11, 2020
-
Roob Laxaad Leh Oo Ka Damay Degmada Salaxley Oo Khasaare Geystay Iyo Gudoomiyaha Deegaankaas Oo Kawar Bixiyay”Daawo Muuqal
Salaxley(Berberatoday.com)-Roob Laxaad Leh oo Ka Damay Degmada Salaxley Oo Khasaare Geystay Iyo Gudoomiyaha Deegaankaas Oo Kawar Bixiyay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/eiTcDgU8QLo?t=2
&...
Tuesday, August 11, 2020
-
Itoobiya Oo U Muuqata Inay Si Weyn Uga Shakiday Dhaqdhaqaaqa Masar Ee Somaliland Iyo Aamusnaanta Xukuumadda Madaxweyne Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Itoobiya ayaa u muuqata inay qaaday shaki weyn oo dhinaca Somaliland ah, waxaanay muddo toddobaadyo gudahood ah masuuliyiin kala duwan oo Itoobiyaan ahi ay ka hadleen dareenka ay ka qabaan wefti...
Tuesday, August 11, 2020
-
Ayaanle Yusuf Meheriye Oo Kamida Gudida Fulinta Ee Gaadiidleyda Tawfiiq Oo Sheegay Inaanu Ugar Niqin Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Khilaafkana Uu Dhinac La Saftay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Ayaanle Yusuf Meheriye Oo Kamida Gudida Fulinta Ee Gaadiidleyda Tawfiiq Oo Sheegay Inaanu Ugar Niqin Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Khilaafkana Uu Dhinac La Saftay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/T...
Tuesday, August 11, 2020
-
Maxaabiis Dagaal Ku Galay Gudaha Xabsiga Muqdisho Iyo Toban Qof Oo Ku Geeriyooday
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhinatay dagaal galinkii dambe ee maanta ka dhacay xabsiga dhexe ee Muqdisho.Ciidamada amaanka ee Soomaaliya ayaa sheegay inay soo gabagabeeyeen hawlgal ay ka wadeen sacadihii l...
Tuesday, August 11, 2020
-
Qaramada Midoobay Oo Dowladda Somaliya Ka Codsatay In Dib Loo Celiyo Sharciga Dambiyada Galmada
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Xuquuqda Aadanaha Michelle Bachelet ayaa dhalleeceysay sharciga horyaala baarlamaanka Soomaaliya ee ku saabsan dambiyada galmada.
Michelle Bachelet waxay...
Tuesday, August 11, 2020
-
“Yaan Lagu Habsaamin Taiwan Xagga Siyaasadda Iyo Diblamaasiyadda, Wax Macno Leh Somaliland Ugama Tari Karto”Cali Guray. “
“Waxa Ugu Daran Nin Haleelo Irmaan Dhex Jooga Gaajana Hayso Balse Aan Aqoon Sida Geela Loo Liso”Cali Guray
Wasaaradda Warfaafintu ma oga miyaa in Taiwan ay haysatay aqoonsi caalami ah oo mar iyada loo aqoonsanaan jiray Jamh...
Tuesday, August 11, 2020
« Previous Page — Next Page »