|
Warar
-
Wasiirka Wasaarada Biyaha Oo Xilka Qaadis, Magacaabis Iyo Waxka Badal Ku Sameeyay Maamulka Biyaha Ee Gobolka Gabiley.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Xilka Ka Qaadis,magacaabis iyo waxka badal ku sameeyay maamulka wakaalada biyaha ee gobolka gabiley iyo Iskuduwihii Wasaara...
Wednesday, August 12, 2020
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Cayimay Xiliga Ay Dhacayaan Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka qaranka oo kulan la yeeshay sedexda xisbi qaran ee wadani,ucid iyo kulmiye ayaa ku wargaliyay wakhtiga rasmiga ah ee ay qabanayaan doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka,...
Wednesday, August 12, 2020
-
Axmed Yusuf Yasin Madaxwayne Kuxigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Shakiga Itoobiya,Kuna Taliyey Inaan Shiinaha Deyn Laga Qaadan,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay marxaladda dalku halka uu marayo, gaar ahaan aragtidiisa ku waajahan hadalka ka dhanka ka Somaliland ee la sheegay inuu ka s...
Wednesday, August 12, 2020
-
“Waxan Aan Ku Fadhinno Maaha Wax Noo Qalma, Waxa Aan Doonaynaa In Reer Somaliland Helaan Xilalka Ay U Qalmaan Ee Madaxweynaha Iyo Ra’iisal Wasaaraha”Wasiirka Warfaafinta Xamar Maxamed Xayir Maareeye
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Maareeye, ayaa sheegey in xilalka ay reer Somaliland ka hayaan dowladda Soomaaliya aysan u qalmin, balse ay ku sugayaan midnimo Soomaaliyeed.
"Waxa aan ku fadh...
Wednesday, August 12, 2020
-
“Waanu Ka Xunahay In Xukuumadu Dad Shacab Ah Oo Aan Hubaysnayn Rasaas Nool U Adeegsato”Masuul Uhadlay Xisbiga Ucid.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga ucid ayaa si kulul Ucanbaareeyay xadhig iyo rasaas nool oo ay u adeegsatay ururka gaadiidlayda oo magaalada berbera mudoharaad ka sameeyay isagoo ka biyo diidan faro galin iyo xadhig ay xukuumadu...
Wednesday, August 12, 2020
-
Gudoomiyaha Tv-ga Star Oo Sheegay In Laga Qaaday Xariyaadii, Bixiyeena Ganaaxii Wasaarada Warfaafinta Dul Dhigtay”Daawo Muuqal
Hargeysa(berberatoday.com)-Gudoomiyaha televisionka madaxa banaan Ee Star Tv Maxamed Aadan Goodhaadhi ayaa sheegay in ay ka tv ahaan aqbaleen ganaaxii wasaarada warfaafintu dul dhigtay sheegayna in ay bixiyeen lacagtaasi xayiraadi...
Wednesday, August 12, 2020
-
Qaxootiga Yemeniyiinta Ee Hargeysa Oo Dibad-bax Ka Hordhigay Xafiiska Hay’adda UNHCR
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaxootiga Yemeniyiinta ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa maanta banaanbax cabasho ah la hortagay xafiiska Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR.
Qaxootigan ayaa waxaa ay ka caba...
Wednesday, August 12, 2020
-
Belarus”Haweeney Musharrax Madaxweyne Aheyd Oo Dalkeedda Uga Carartay Caruurteed Awgood
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha mucaaradka dalka Belarus ayaa sheegtay inay qaadatay go’aan adag oo ah inay isaga baxdo dalkeeda, kaddib markii ay ka hor timi natiijadii doorashada oo ku anddacootay in lagu shubtay.
...
Wednesday, August 12, 2020
-
“Dadkii La Tooganayay Ayaan Ku Jiray Si Mucjiso Ah Ayaana Ku Badbaaday”Cali Xuseen Khaadim Oo Shiici Ciraaqiya Ah
Saddex sano kaddib markii ay ciidamada Mareykanka ka baxeen dalka Ciraaq, waddankaas wuxuu 2014-kii mar kale galay dagaal cusub. Xilligan waxay dowladda Ciraaq la dagaallameysay kooxda Isku magacowday dowladda ...
Wednesday, August 12, 2020
-
Kooxaha Sevilla Iyo Shakhtar Donetsk Oo Iska Xaadiriyey Afar Dhammaadka Europa League & Isku Aadka Semi-finalka Oo Soo Dhammaystirmay
London(Berberatoday.com)-Kooxaha Sevilla iyo Shakhtar Donetsk ayaa iska xaadiriyey afar dhammaadka Europa League, iyadoo Isku aadka Semi-finalka tartankan uu hadda soo dhammaystirmay.
Kooxda Wolverhampton Wanderers ay...
Wednesday, August 12, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|