-
Madaxweyne Ku-xigeenka oo Bogaadiyey Dalal Kaalin ka Geystay Dhismaha Dekedda Maydh
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi ( Saylici), ayaa ku bogaadiyey dalalka Somaliland ka taageera dhinaca Horumarinta dhismaha dekedda Kalluumaysiga ee laga hirgel...
Thursday, August 13, 2020
-
Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka Oo Berbera Laga Xusay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka Oo Berbera Laga Xusay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Yx8TABuwINY
Berberatoday.com...
Thursday, August 13, 2020
-
Ronaldinho Halyeey Kubbada Cagta Magac Weyn Kulahaa Oo Xabsi Saaxiib La Noqday”Waqtigu Walaal Ma Leh!
Sports(Berberatoday.com)-Ronaldinho wuxuu qof walba ku xasuustaa xirfaddiisii kubadda cagta ee qeyrul-caadiga ahayd: Cag-wareejin, cidhib ku qaadashada kubadda, baaska aan qofka loo tuurayo la eegeynin iyo iyo dhoollacaddeyntiisa ...
Thursday, August 13, 2020
-
Ku-xigeenka Labaad Ee Baarlamanka Soomaaliya Oo Sheegay In Al-shabaab Xasuuq Ka Geysteen Koonfurta Gobolka Mudug
Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee barlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad, ayaa sheegay in ururka Al-shabaab ay xasuuq ka geysteen deegaanka Shabeelow oo ka tirsan Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.
Gu...
Thursday, August 13, 2020
-
Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Iyo Masuuliyiin Ka Qaybgalay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Dhalinyarada Aduunka ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa Taasi Oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin a socday xukuumada Iyo haayadaha caalamiga ah ee dalka ku sugan.
...
Thursday, August 13, 2020
-
Xisbiga UCID Oo Ku Baaqay In La Xoojiyo Xidhiidhka Somaliland Iyo Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaraadka ah ee UCID ayaa ka hadlay aragtidiisa Xisbi ahaan hadalka ka dhanka ah Somaliland ee la sheegay inuu ka soo yeedhay Dawladda Itoobiya, waxaanu tilmaamay in aanay wax u jirin sida wax l...
Thursday, August 13, 2020
-
Madaxwaynaha Jabuuti Oo Kulan Layeeshay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puthland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka jabuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa xafiiskiisa kulan la qaatay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Somaliya ee Puthland Siciid dani iyo wafti uu hogaaminayay oo socdaal ku jooga Magaalo madax...
Thursday, August 13, 2020
-
Maxkamada Dalka Itoobiya Oo Diiday Dalab Uga Yimid Jawaar Maxamed.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Maxkamada gacanta ku haysa kiiska hogaamiyaha qoomiyada oromada jawhar maxamed oo mudo bil hada ku xidhan magaalada adis ababa iyo xubno kale oo kamid ah ayaa diiday dalab uu maxkamada usoo gudbiyay q...
Thursday, August 13, 2020
-
Golaha Guurtida Oo Ka Dayriyey Aqoonta Dhakhaatiirta Ka Shaqeeya Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa shalay ka doodday Xaaladda adeegyada Caafimaad ee dalka, Dhibaatada Dhakhaatiirta aan Xirfaddoodu wanaagsanayn ku hayaan Dadweynaha iyo siday muhiimka u tahay in Dawladdu ...
Wednesday, August 12, 2020
-
“Dagaalkii Xabsiga Xamar Waxaa Ka Dambeysay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Ee NISA” Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsanme
Muqdisho(Berberatoday.com)-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ee Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalkii xalay Xarunta xabsiga dhexe ee Xamar ku dhex-maray Maxaabiis ku jiray iyo Ciidanka ila...
Wednesday, August 12, 2020
« Previous Page — Next Page »