Maandooriyayaal kala Duwan oo lagu Qabtay Magaalada Wajaale
Hargeysa(Berberatoday.com)-Degmada Togwajaale ayaa maanta meel fagaare ah lagu gubay maandooriyeyaasha Khamriga iyo Xashiidshada oo si sharci daro ah loo soo galinayey dalka.
Waxa goobtii lagu gubayey maandooriyahaas goob joo...