Guddiga Covid-19 Oo Fasaxay Qaadkii Dalka Soo Galayay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddiga Covid-19 ee Somaliland ayaa fasaxay soo galistii qaadka ee somaliland oo bisha barakaysan ee Ramadaan xayirnaa.
Guddiga oo warqad qoraal ah soo saaray waxay sheegeen in wixii ka danbeeya m...
Sunday, May 17, 2020
Dawlada Qatar Oo Xidhashada Maaskarada Ka Dhigtey Khasab Hadii Kale?
Doha(Berberatoday.com)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Qatar ayaa Khamiistii shaacisey in maaskarada afka iyo sanka lagu xirto ee lagu ilaaliya fiditaanka Fayraska Korona ay tahay mid khasab ah qofkasta oo banaanka u baxa...
Dilaaga COVID 19 Iyo Dabaaldegga Ciidda W/Q: Mustafe M Khayre
W/Q: Mustafe M Khayre
28kii September 1918, magaalada Philadelphia ee ku taalla Maraykanka waxa ku soo fool lahaa dabaaldeg muhiim ah oo loo yaqaan Socdaalka Xorriyadda, kaas oo qaadhaan loogu ururinayey ciidamadii Maraykan...
Sunday, May 17, 2020
Barack Obama Oo Markale Weeraray Madaxweyne Trump
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynhii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa weerar afka ah ku qaaday maamulka madaxweyne Trump isagoona ku eedeeyay ineysan si wanaagsan ula tacaalin xanuunka fayraska corona.
Waxa uu sheegay in sara...