Cali Guray Oo U Jawaabay Agaasimaha Madaxtooyada Maxamed Cali Bile
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka dareen celiyay doodda agaasimaha madaxtooyada Maxamed Cali Bile ee ku aaddan muranka qoyska madaxweynaha iyo dadka shacabka ah ee dhinaca dhulka.
Agaas...
Saturday, May 2, 2020
Kim Jong-Un Oo Loo Maleynayay Inuu Dhintay Oo Fagaaro Ka Soo Muuqday
Piyayong(Berberatoday.com)-Kim Jong-un ayaa dib fagaaraha uga soo muuqday markii ugu horreeysay muddo labaatan maalmood ah, sida ay soo tabisay warbaahinta qaranka Kuuriyada Waqooyi.
Wakaaladda wararka ee KCNA ayaa sheegeysa in...