Isbahaysiga Sucuudiga Ee Yemen Ka Dagaallama Oo Xabbad Joojin Ku Dhawaaqay
Yemen(Berberatoday.com)-Isbaheysiga uu hoggaamiyo Sucuudiga ee la dagaallamaya xoogagga Xuutiyiinta ee Yemen ayaa ku dhawaaqay xabad joojin, sida ay sheegeen saraakiishoodu.
Ilo wareedyo ayaa BBC-da u sheegay in xabbad-joojinta...