Cimilada Kulul Ma Dili Kartaa Xanuunka Coronavirus?
Dadka qaar waxay rajo ka qabaan in cudurka coronavirus uu wiiqmayo marka uu heerkulka cimilada sare usii kaco, laakiin cudurrada safmarka ah uma dhaqmaan sida cudurrada xilliyada sanadka qaar dillaaca.
Cudurro badan oo ah kuwa ...