-
“Wasiirada Laftoodu Maaha Inay Ku Mashquulaan Majilisyada Lagu Qayilo, Hawlo Ka Culculus Iyo Taakulaynta, Ayaa Looga Baahan Yahay”Muj Cali Guray.
Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa ka Hadlay sida xukuumadu iyo gudida loo xil saaray ka Hortaga xanuunka coronavirus ugu hawlan yihiin Awaamiirta lagu Xakamaynayo caabuqani si aan...
Thursday, March 26, 2020
-
Xukumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Mulkiilayaasha Hutelka SKY Ee Hargeysa Oo Diiday Inay Hutelkoodu Lagu Karantiimeeyo Dad Looga Shakiyay Xanuunka Caronavirus Oo Madaarka Hargeysa Kasoo Dagay:Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com0-Xukumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Mulkiilayaasha Hutelka SKY Ee Hargeysa Oo Diiday Inay Hutelkoodu Lagu Karantiimeeyo Dad Looga Shakiyay Xanuunka Caronavirus Oo Madaarka Hargeysa Kasoo Dagay:Daaw...
Thursday, March 26, 2020
-
Shirkadda Liebherr Ee Jarmalka Ah Iyo DP World Berbera Oo Heshiis Wiishash Casriya Loogu Keenayo Dekeda Berbera Kala Saxeexday
Berbera(Berberatoday.com)-Shirkadda Liebherr Ee Jarmalka Ah 0o ka Mid ah Shirkadaha Ugu Waaweyn Caalamka Iyo DPWorld Berbera Ayaa Kala Saxeexday Heshiis Dekadda Berbera Loogu soo iibinayo 8 wiish oo ah nooca Loo yaqaano RTG (rubbe...
Thursday, March 26, 2020
-
Daawo Muuqalka”Roob Lagu Qabawsaday Oo Berbera Ilaa Xalay Ilaa Hada Ka Da,aya
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Roob Lagu Qabawsaday Oo Berbera Ilaa Xalay Ilaa Hada Ka Da,aya
https://youtu.be/TPBI8RYynOk?t=3
Berberatoday.com...
Wednesday, March 25, 2020
-
Kumuu Ahaa Halyeyga Kubada Cagta Soomaaliyeed Ee Cudurka Caronavirus Ugeeriyooday
London(Berberatoday.com)-Magaalada London ee waddanka UK, waxa maanta ku geeriyooday halyeygii kubadda cagta Soomaaliyeed ee Cabdiqaadir Maxamed Faarax Biriq oo ka mid ahaa ciyaartoygii ugu fiicnayd kubadda cagta Soomaaliya ee uso...
Wednesday, March 25, 2020
-
Raysal-wasaaraha Ingiriiska Aabihii Oo Baasaboor Ka Codsaday Dalka Faransiiska, Iyo Sababta!
Wargeyska ‘The independent’ eek a soo baxa dalka Ingiriiska ayaa gabadh ay walaalo yihiin raysalwasaaraha Ingiriiska ka soo xigatay in aabahood Stanley Johnson uu sannadkii hore bilaabay hawsha codsi uu dalka Faransiiska kaga ...
Wednesday, March 25, 2020
-
Xukumada Somaliland Oo Amar Deg Deg Ah Kusoo Saartay Inay Xidhay Dhamaan Xuduudeheeda Dhulka Iyo Qeybo Kamida Bada”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland Oo Amar Deg Deg Ah Kusoo Saartay Inay Xidhay Dhamaan Xuduudeheeda Dhulka Iyo Qeybo Kamida Bada"Daawo Muuqal
https://youtu.be/xNStrtXwMVY?t=231
&nbs...
Wednesday, March 25, 2020
-
Wariye Caanka Ah Dalka African Ah Oo Ugeeriyooday Xanuunka Coronavirus.
Zinbabwi(Berberatoday.com)-Wariye caan ah ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee dalka Zimbabwi ugu geeriyooday xanuunka aduunka sida xawliga ugu faafaya ee coronavirus.
https://youtu.be/zMhtkts0SoA?t=1
 ...
Wednesday, March 25, 2020
-
Warshad Geedka Garan Waaga Ka Samaynaysa Dhuxul Oo Laga Hirgaliyay Hargeysa”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiiro xukuumada Somaliland katirsan ayaa buuqday warshad cusub oo geedka garanwaaga ka samaynaysa dhuxusha taasi oo ay hindiseen muwaadiniin reer Somaliland ah.
Wasiirka wasaarada deeganka mar...
Wednesday, March 25, 2020
-
Darreenka Ka Dhashey Ciidamo Iyo Hub Tiro Baddan Oo Dawllada Itoobiya U Gudbisey Xuduudka U Dhexeysa Itoobiya Iyo Koonfurta Soomaaliya!
Jigjiga(Berberatoday.com)-Siddii Caadada u Ahaan Jirtey Dawllada Itoobiya Tan iyo Marka Laga Soo Bilaabo Xiligii Raysal-Wasaare Males Zanaawi, Talada Dalkaasi gacanta ku hayey, oo ay Guluf Ciidamadeeda Milatariga u Dirtey Dalkaasi...
Wednesday, March 25, 2020
« Previous Page — Next Page »