Kenya Oo Dalkeeda Ka Mamnuucday Ajaaniibta
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa uu ka mamnuucay muwaadiniinta ka imaanayo dal kasta oo laga soo tebiyay kiisaska cudurka Corona, marka laga reebo muwaadiniinta Kenya u...