-
Garyaqaanka Guud Ee Qaran Somaliland Oo Ka Hadley Xeerka Furashada Ururada Siyaasada oo Ay Gacanta Ku Hayaan H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaanka guud ee Qaran Somaliland Cabdisamad Cumar Maal ayaa waxaa uu markii ugu horeysay cadeeyay in xafiiskiisu gacanta ku hayo xeerka nidaamka furashada ururada siyaasada ee Madaxweynaha Somaliland...
Sunday, February 23, 2020
-
Ramaax Cali Hayste Oo Taageeray Furista Ururada Siyaasada Kana Digay Xisbiyo Dad Gaari Yeeshaan”In Xisbi Nin Kaliyi Shandad Ku Qaato Oo Yidhaa Anaa Leh Waa Xaaraan”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Ramaax Cali Hayste Oo Taageeray Furista Ururada Siyaasada Kana Digay Xisbiyo Dad Gaari Yeeshaan"In Xisbi Nin Kaliyi Shandad Ku Qaato Oo Yidhaa Anaa Leh Waa Xaaraan"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Ian4DW4...
Sunday, February 23, 2020
-
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Furay Shirka 1-aad Ee Guddiga Wacyigelinta iyo Dabar-goynta Mukhaadaraadka Somaliland H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa maanta furay, isla markaana guddoomiyey shirka koowaad Guddiga Wacyigelinta iyo Dabar-goynta Mukhaadaraadka heer Qaran ee So...
Sunday, February 23, 2020
-
Daawo Muuqalka”Siyaasiga Maxamed Caraale Duur Oo Sheegay In Shacabka Reer Somaliland Ubaahan Yihiin Xisbiyo Aan Sedexdan Aan Ahayn!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed Nuur Caraale duur oo hore xilka wasiirka arimaha gudaha uga soo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo kana mid ahaa saraakiisha sar sare ee xisbiga wadani ayaa sheegay in fursad tahay hadalki...
Sunday, February 23, 2020
-
“Xeebteena Badda Cas Waxaa Maanta Ka Taliya Jabuuti Iyo Farmaajo”Gudomiye Faysal.
“Muuse Biixi 45min Ayuu Dalkii Somaliland Oo Dhan Ku Xaraashay,Wuxuna Sameeyay Khiyaamo Qaran, Reer Uu Dabada Galinayaana Maanta Majirto” Gudomiye Faysal Cali Waraabe.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng...
Sunday, February 23, 2020
-
Muxuu Sharcigu Ka Qabaa Furista Ururo Cusub?Garyaqaan Maxamuud Cabdiraxmaan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhawaan ayay ahayd markii madaxwaynaha Somaliland ku dhawaaqay in uu furayo ururada siyaasada Somaliland wakhti aan la gaadhin mudadii loo mudeeyay xisbiyada qaranku mudo xileedkooda
Sidoo kale xisb...
Sunday, February 23, 2020
-
Daawo Muuqalka”Mujaahid Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Adag Ugu Jawaabay Guulwade Maxamed Cabdi Yuusuf
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mujaahid Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Adag Ugu Jawaabay Guulwade Maxamed Cabdi Yuusuf
https://youtu.be/u5d4d5gWMqU?t=155
Berbera...
Saturday, February 22, 2020
-
Safiirka Ruushka Dalka Jabuuti Ufadhiya Oo Ka Hadlay In Dalkiisu Doonayo Inuu Saldhig Milatari Ka Samaysto Berbera
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Ruushka ee dalka Djibouti danjire Mikhail Golovanov, ayaa sheegay inaanay dawladda Ruushka u qorshaysnayn inay saldhig milatari ka samaysto Berbera.
Safiirka Ruuska ee Djibouti oo u waram...
Saturday, February 22, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Kulan La Qaatay Hoggaanka Dalladda Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay hoggaanka dallada dhallinyarada heer qaran ee SONYO.
Hoggaanka dallada dhallinyarada Somaliland ee SONY...
Saturday, February 22, 2020
-
Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka Oo Doorasho Madaxweyne Ku Baaqay Sanadkan 2020-ga”Maanta Waxa Muuqata In Muuse Biixi Uxuubsiibtay Kaligii Taliye”Cabdiraxmaan Ciro,Dalkii Oo Dhan 45 Minid Ayuu Ku Iibiyay Muuse”Faysal Cali Waraabe”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka Oo Doorasho Madaxweyne Ku Baaqay Sanadkan 2020-ga"Maanta Waxa Muuqata In Muuse Biixi Uxuubsiibtay Kaligii Taliye"Cabdiraxmaan Ciro,Dalkii Oo Dhan 45 Minid Ayuu Ku Iib...
Saturday, February 22, 2020
« Previous Page — Next Page »