-
Daawo Muuqalka”Ducadii 8aad Oo 141 Arday Ka Kooban Oo Ka Qalin Jabiyay Jaamacada Golis Faraceeda Berbera Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Xaflada Kala Qeyb Galay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ducadii 8aad Oo 141 Arday Ka Kooban Oo Ka Qalin Jabiyay Jaamacada Golis Faraceeda Berbera Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Xaflada Kala Qeyb Galay
https://youtu.be/ITKgWM9KDE8
...
Monday, February 24, 2020
-
Nuxurka Heshiis Ay Dawlada Soomaaliya La Saxeexatay Hay’adda Cuntada Aduunka Ee WFP
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Soomaaliya iyo Barnaamijka Cuntada Aduunka ee loo soo gaabiyo (WFP) ayaa kala saxeexday heshiis is faham ah kaas oo Soomaaliya oo dhan loogu sameynayo xarumaha digniinaha xilliga hore ee halis-w...
Monday, February 24, 2020
-
“Wasaaraddii Aan Waardiyaha Ka Ahaa, Ayaan Wasiir Ka Noqday”Saleebaan Cali Koore Wasiirka warfaafinta Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marka la eego hannaanka siyaasadda ee Soomaalida, way adag tahay in dadka shaqooyinka hoose haya sida waardiyeyaasha oo kale ay maqaam sare ka gaaraan siyaasadda, balse ma adko in qofka uu ka meelgaaro h...
Monday, February 24, 2020
-
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdillahi Abokor Cismaan Oo Sheegay Xili La Dhisi Doono Garoonka Diyaaradaha Burco
Burco(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaadiidka Iyo Waddooyinka Somaliland oo Burco ka Hadlay ayaa ku Dhawaaqay Xilliga la bilaabayo Garoonkii Diyaaraha Burco sidoo kale wuxuu wax ka sheegay Saamigii Sanduuqa SDF ee Gobolka Togdheer He...
Monday, February 24, 2020
-
Arsenal Oo Garoonkeeda Guul Muhiim Ah Kaga Gaadhay Everton
London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Everton garoonkeeda Emirates, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-2, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League.
Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala mara...
Monday, February 24, 2020
-
Doorka Looga Baahan Yahay Sharci-Yaqaannada Iyo Suxufiyiinta Daba-Socodka U Noqday Yooyootanka Muxaafidka Iyo Mucaaridka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suxufiyiinta iyo Sharci-yaqaannadu waxa ay ka Mid yihiin dadka xirfadlayaasha ah (Professionals) ee doorka Ugu weyn ka qaadan kara ama ka qaata inay jiheeyaan hab-Fikirka bulshada, iyadoo ay mihnadooda s...
Monday, February 24, 2020
-
Falanqaynta Khilaafka Cakiran Ee Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumadda Somaliland Ka Dhex Aloosan!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya xukuumada madaxwayne biixi iyo xisbiyada mucaaridka ayaa maraya halkii ugu saraysay kaasi oo ay sobobtay muranka komishanka doorashooyinka oo sobobay dib udhaca qabsoo...
Monday, February 24, 2020
-
“Labada Gudoomiye Xisbi Mucaarad Madaxweynaha Ayay Kursiga Ku Haystaan Oo Maba Aqoonsana Inay Dhaceen”Xildhibaan Bukhaari”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Labada Gudoomiye Xisbi Mucaarad Madaxweynaha Ayay Kursiga Ku Haystaan Oo Maba Aqoonsana Inay Dhaceen"Xildhibaan Bukhaari"Daawo Muuqal
https://youtu.be/YYhw7h2amfU?t=7
...
Sunday, February 23, 2020
-
8 Qof Oo Ku Dhintay Dhul-Gariir Ka Dhacay Dalka Turkiga
Istanbul(Berberatoday.com)-Ugu Yaraan 7 Qof ayaa ku geeriyooday, 5 kalena way ku dhaawacmeen Dhul-gariir ka dhacay Gobolka Xuduudka ku yaalla ee Van.
Dhul-gariirkan ayaa ka dhacay Axadda Maanta, sida uu sheegay Wasiirka Arrimah...
Sunday, February 23, 2020
-
“Xisbiyadu Ha Joojiyen Hadalada Xanafta Leh”.. Wasiir Saleebaan Cali Koore”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa ka hadley xaalada guud ee dalku ku suganyahay iyo hadalka ka soo yeedhay xisbiyada mucaaridka.
Halk...
Sunday, February 23, 2020
« Previous Page — Next Page »