-
Daawo Muuqalka”Turkiga Oo Lagu Qabtay Wiil Somaliya Oo Gabadh Isu Eekeysiiyay Si Uu Dalka Uk Ugu Dhoofo Iyo Xeelada Uu Adeegsanaayay Oo Aheyd Passportka Walaashiis
Ankara(Berberatoday.com)-Wiilkan Somaliga Ah Oo Lagu Magacaabo Ibraahim Bashiir Ayaa Damacsanaa Inuu Passportka Walaashiis Sahra Bashiir Waxaana Qabtay Booliska Dalka Turkiga Ee madaarka Diyaaradaha Ankara Passportka Walaashiisana...
Saturday, February 15, 2020
-
“Suxufiyiinta Somaliya Cabsi Ayey Ku Nool Yihiin….”Hay’adda Xuquuqda Aadanaha Amnesty International
Muqdisho(Berberatoday.com)-Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo saartay ku sheegtay in suxufiyiinta Soomaaliya “la haysto,” wajahayaan qaraxyo, garaac, weeraro iyo xadhig.
Soomaa...
Saturday, February 15, 2020
-
“Waxaan Ka Shaqeysan La’ Ahay Madaxweyne Donald Trump….” Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Mareykanka
USA(Berberatoday.com)-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Mareykanka William Barr ayaa sheegay in qoraallada uu Twitter-ka ku qoro Madaxweyne Donald Trump ee ku saabsan Wasaaradda Caddaalaadda, shaqaaleheeda iyo kiisaska ay gacanta ku haysaba...
Saturday, February 15, 2020
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Oo Sheegay Inay Sharciga La Tiigsanayaan Cuqaal Damiintay Dad Aan Somaliland Udhalan Oo Qaatay Kaadhka Aqoonsiga Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Kaahin, wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegay in ay sharciga la tiigsanayaan Cuqaal Damiintay dad aan Somaliland u dhalan si ay u qaataan Kaadhka Aqoonsiga Somaliland.
Wasiir Kaahin...
Saturday, February 15, 2020
-
Mudo Sanad Ku Dhow Oo Ay Degenayd Wasaaradda Warfaafinta Iyo Dib Ucurashada Khilaafkii Wasaaraddaasi Curyaamiyey.
Tan iyo maalintii uu yimid wasaradda warfaafinta Wasiir Saleebaan Yusuf Cali koore waxaa soo if baxaya khilaaf u dhaxeeya Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaradda Warfaafinta Mukhtaar Maxamed Cali.
Khilaaf kaas oo salka ku hay...
Saturday, February 15, 2020
-
Daawo Muuqalka”Wasiirada Haweenka Iyo Qoyska Jabuuti Muumina Xaamud Xasan Oo Socdaal Booqasho Ah Kutimi Berbera
Berbera(berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirada Haweenka Iyo Qoyska Jabuuti Muumina Xaamud Xasan Oo Socdaal Booqasho Ah Kutimi Berbera
https://youtu.be/HtC30mOI3Bc
Berbera...
Saturday, February 15, 2020
-
”Farmaajo Wuu Ka Xaragoonayaa Inuu Afkiisa Soo Mariyo Somaliland” Mujaahi Boobe Yuusuf Ducaale”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Farmaajo Wuu Ka Xaragoonayaa Inuu Afkiisa Soo Mariyo Somaliland” Mujaahi Boobe Yuusuf Ducaale"Daawo Muuqal
https://youtu.be/WIA6CnJCiJw
Berber...
Saturday, February 15, 2020
-
“Wax La Qarinaayo Ayaa Jira “ Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadley Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Farmaajo”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Wax La Qarinaayo Ayaa Jira “ Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadley Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Farmaajo"Daawo Muuqal
https://youtu.be/JkNZRjcwdGM
...
Saturday, February 15, 2020
-
Daawo Muuqalka”Barlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyay Xeer Cusub Oo Xakamaynaya Faafinta Wararka Been Abuurka Ah.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Barlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyay Xeer Cusub Oo Xakamaynaya Faafinta Wararka Been Abuurka Ah.
https://youtu.be/OjCbdfRkb6w
Berberatoday.com...
Saturday, February 15, 2020
-
“Kumanaanka Qabriyada ku Jiraa Inoogama Baahna,In Aynu Cafis Iyo Cudurdaarba Ka Barino Cadowgii Ciida Ku Aasay”Gudoomiyaha Kulmiye Ee Canada.
Canada(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee dalka Canada Shucayb Cabdilahi Xuseen ayaa dareen celiyay hadalkii kasoo yeedhay madaxwanaha somaliya oo sheegay in ay ka dawlad ahaan raali galin ka bixinayaan dadkii siyaad...
Friday, February 14, 2020
« Previous Page — Next Page »