-
Boqor Cismaan Buurmadow Oo Taageeray Raali-gelintii Farmaajo Ka Bixiyay Xasuuqii Dawladii Maxamed Siyaad Bare Ka Gaysatay Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadoow) oo ka mid ah Madax-dhaaqameedka Somaliland, ayaa waxaa si weyn u taageeray raali-gelintii iyo cudur daarkii uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo k...
Friday, February 14, 2020
-
Xukumada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Sheegay In La Diwaan Gelinayo Dadka Qaxoontiga Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah u bilowday diwaan gelinta dadka qaxootiga ah eek u sugan Somaliland.
Guddoomiyaha hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Axmed ...
Friday, February 14, 2020
-
Madaxweyne Dawlada Xamar Farmaajo Oo Raali Galin Ka Bixiyey Xasuuqii Dawladii Adeerkii Maxamed Siyaad Bare Ugeystay Reer Somaliland
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweyne Dawlada Xamar Farmaajo Oo Raali Galin Ka Bixiyey Xasuuqii Dawladii Adeerkii Maxamed Siyaad Bare Ugeystay Reer Somaliland
https://youtu.be/XZ8Rp7TIFrw
Berberatoday.com...
Friday, February 14, 2020
-
Daawo Muuqalka”Doon Casriya Oo Wakaalada Dekedaha Somaliland Usoo Iibisay Pilotska Dekeda Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Doon Casriya Oo Wakaalada Dekedaha Somaliland Usoo Iibisay Pilotska Dekeda Berbera
https://youtu.be/uqvpqQfdrpc
Berberatoda...
Friday, February 14, 2020
-
Cunista Badan Ee Hilibka Xoolaha Oo Caafimaad Ahaan Laga Dayriyay Iyo Xanuuno Laga Qaado La Shaaciyay
Cunista hilibka badan waa laga deyriyey culuunta cafimaadka waxay isku raaceen cunista hilibka xoolaha in uu qofka u keeni karaan cafimaad daro oo ay ka mid yihin Wadna xanuun,jeex qalal (stroke),sonkorow(diabetes ) , cholesterol ...
Friday, February 14, 2020
-
“Madaxweynuhu Shacabka Ha UCadeeyo Kulankii Farmaajo..” Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Madaxweynuhu Shacabka Ha UCadeeyo Kulankii Farmaajo..” Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro"Daawo Muuqal
https://youtu.be/qnXxFAqup_E?t=35
Be...
Friday, February 14, 2020
-
“Anoo Arkaya Ayay Aabahay Igu Hor Toogteen”Waxa Qoray Khadar Jaamac Xaashi
"Anoo Arkaya Ayay Aabahay Igu Hor Toogteen"Waxa Qoray khadar Jaamac Xaashi
Waxay Ahayd Dabayaqadii Sanadkii 1988kii Deegaanka waa Tuulada Bixin Duule Ee ka Tirsan wakhtigan Gobolka Saxil, Bisha lagu Jiraana waa Ramadaan Goo...
Friday, February 14, 2020
-
Wakaalada Dekedaha Somaliland Oo Doon Pilot Boat Casri Ah Oo Ugaara Captainada Dekeda Maraakibta Kusoo Xidha Soo Iibsatay+Daawo Sawirada
Berbera(Berberatoday.com)-Wakaalada Dekedaha Somaliland ayaa doon Ugaara usoo iibisay Captainada ama Pilot-yada Maraakiibta Kusoo xidha dekeda Berbera doontan oo ah nooca loo yaqaano Pilot Boat ayaa ah mid casriya oo dalka Irland ...
Friday, February 14, 2020
-
Daawo Muuqalka”Mayarka Berbera Cabdishakur Cidin Oo Xadhiga Kajaray Xarun Caafimaad Deeganka Macaaneeya Dugsi Waxbarashana Ka Dhagax Dhigay Geeri Oo Xeebta Galbeed Ee Berbera Kutaala
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayarka Berbera Cabdishakur Cidin Oo Xadhiga Kajaray Xarun caafimaad Deeganka Macaaneya Dugsi Waxbarashana Ka Dhagax Dhigay Geeri Oo Xeebta Galbeed Ee Berbera Kutaala
https://youtu.be/Xz...
Thursday, February 13, 2020
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Haweenka Iyo Qoyska Jabuuti Oo Hargeysa Lagu Soodhaweeyay Iyo Ujeedada Socdaalkeeda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Haweenka Iyo Qoyska Jabuuti Oo Hargeysa Lagu Soodhaweeyay Iyo Ujeedada Socdaalkeeda
https://youtu.be/Vyk7SWJ6qZ4?t=141
&nbs...
Thursday, February 13, 2020
« Previous Page — Next Page »