-
Qaramada Midoobay Oo Soo Saaray Warbixin Ay Si Wayn Uga Cadhootay Yuhuudu!
New Yorka(Berberatoday.com)-Xafiiska xuquuqul insaanka Ee Qaramada Midoobey ayaa soo saaray warbixin in muddo ah laga dhursugayay oo ku saabsan shirkadaha lala xidhiidhiyay deegaameynta dadka Yuhuudda ah ay Israa’iil ka waddo Da...
Thursday, February 13, 2020
-
Xayawaankii Dhaliyey Fayraska Corona Virus Oo La Ogaadey
China(Berberatoday.com)-Khubarro ka socotay qaar kamid ah Jaamacaddaha dalka Shiinaha oo toddobaadyadii ugu dambeeyey baadhitaano ku samaynaayey sababta keentay Fayraska Korona Fayras ayaa ugu dambayn shaaciyey xayawaanka laga q...
Thursday, February 13, 2020
-
Xukumada Somaliland Iyo Imaaraatka Carabta Oo Iska Kaashanaya Mashruuc Lagu Tartansiiniyo Caano Badnaanta Geela Seerayaasha Lagu Dhaqo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay in madaxweyne Biixi, kormeer ku tegay goob lagu tartansiin doono Geella gaar ahaana Caano badnaantiisa.
Tartanka waxa gacan ka gaystay imaraadka Carabta iyo xukuu...
Thursday, February 13, 2020
-
Ergayga Somaliland Ee Wadahadalka Soomaaliya Drs Edna Aadan Oo Turkiga Lagu Soo Dhaweeyey
Istanbul(Berberatoday.com)-Ergayga Somaliland u qaabilsan wada-hadalada Soomaaliya Dr. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa Arbacadii maanta gaadhay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, halkaas oo si diirran ay Xubno ka tirsan Ardayda iyo J...
Thursday, February 13, 2020
-
Falanqaynta Sababta Ay Kulankii Addis Ababa Uga Aamuseen Raysalwasaare Abiye, Madaxweyne Biixi Iyo Madaxweyne Farmaajo?
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa ku guulaystay inuu kulan isku horfadhiisiyo labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Soomaaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.
Kulankan oo ...
Thursday, February 13, 2020
-
Madaxweynaha Philippines Oo Ka Dhabeeyay Hanjabaad Uu Horey Ugu Jeediyay Mareykanka
Dowladda Philippines ayaa si rasmi ah Mareykanka ugu wargelisay in aysan cusbooneysiin dooniin heshiiska dhanka ammaanka ee ay wada galeen labada dal.
Heshiiskaas ayaa ciidamada Mareykanka u oggolaanaya inay ku tababartaan guda...
Thursday, February 13, 2020
-
“Dhibaato Kasta Oo Ay Na Gaarsiiyaan Mid Ka Weyn Ayay La Kulmayaan..”Madaxweyne Erdogan
Ankara(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka digay in ciidammada Suuriya ay dhibaato weyn la kulmi doonaan waa haddii ay weerar ku qaadaan ciidammada Turkiga ee ku sugan waqooy galbeed Suuriya.
Xil...
Thursday, February 13, 2020
-
”Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Farmaajo Way Kulmeen…”Wasiir Yaasiin Xiir Faratoon”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Farmaajo Way Kulmeen…”Wasiir Yaasiin Xiir Faratoon"Daawo Muuqal
https://youtu.be/2pe0LyaRM1E
Berberatod...
Thursday, February 13, 2020
-
Daawo Muuqalka”Kooxda Gaashaan Iyo Heesta Wadaniga Ah Ee ‘Mar Hadaynu Qaran Nahay”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kooxda fanaaniinta ah ee ciidamada qaranka Somaliland ayaa heeso faro badan kusoo bandhigay xuskii aas aaska ciidamada qaranka jsl
Kooxda gaashaan ayaa sanad soo bandhigay heeso wadaniya oo taabanaya ...
Wednesday, February 12, 2020
-
Daawo Muuqalka”Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Madaxweynaha Dawlada Xamar Farmaajo “Walaalkay Siciid DENI, Dhowr Jeer Ayaan Ku Idhi Hana Dul Marin”
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Waraysi Xiiso badan siiyey Telefishinka Universal ayaa uga hadlay Arimo kala duwan oo la Xidhiidha Xaalada Dalka iyo Khilaafka kala dhe...
Wednesday, February 12, 2020
« Previous Page — Next Page »