-
“Madaxweyne Kalsoonida Umadda Ha Lumin” Xildhiban Maxamed Faarax Qabiile”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalkii ka soo yeedhay Guddoomiyaha Golaha Guuritda Saleebaan Maxamuud Aadan, ee uu fariinta ug...
Wednesday, February 12, 2020
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Cusub Ee Haayada Wadaniga Ah Ee Yovenco Saleeban Maxamed Axmed Oo Xilkii La Wareegay Iyo Xaflada Balaadhan Oo Loo Sameeyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Cusub Ee Haayada Wadaniga Ah Ee Yovenco Saleeban Maxamed AxmedOo Xilkii La Wareegay Iyo Xaflada Balaadhan Oo Loo Sameeyay
https://youtu.be/oq6pd7rjdK0
...
Wednesday, February 12, 2020
-
Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Bilaw Barnaamij La Magaca Baxay WARAABI DADKAAGA Oo Talaagado Biyaha Qaboojinaya Lagu Rakibayo Goobaha Danta Guud Ee Adeegyada Bixiya
Berbera(Berberatoday.com)-Dawlada Hoose ee Berbera ayaa maanta bilawday Barnaamij la magac baxay WARAABI DADKAAGA oo goobaha danta guud lagu rakibayo Talaagado Qaboojiyayaal ah oo dadku ay si bilaash ah uga cabayaan biyo qabaw.
...
Wednesday, February 12, 2020
-
Cumar Al-Bashiir Oo Loo Dhiibayo Maxkamadda Caalamiga Ah Danbiyada Caalamiga Ah Ee ICC
Khartoum(Berberatoday.com)-Millateriga xukuma waddanka Suudaan ayaa go’aansaday in madaxweynihii hore Cumar Xasan Al-Bashiir, loo dhiibo Garsoorayaasha maxkamadda Caalamiga ah ICC ee fadhigeedu yahay Heeg.
Al-Bashiir, ayaa wa...
Wednesday, February 12, 2020
-
Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Maxamed Indho Balac Oo Shaqadii Ka Joojiyay Isuduwe Iib Dhul Ku Eedaysan
Gabiley(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Gobolka Gabilay ayaa shaqadii ka joojiyay Isuduwaha wasaaradda Hawlaha guud ee gobolka Gabilay.
Arrintan ayaa timi kadib markii muran ka dhashay dhul danguud oo Wajaale ku yaalla kaas oo l...
Wednesday, February 12, 2020
-
Daawo Muuqalka”Qoysas Danyara Oo Ka Cabanaya Taliyaha Hawl-Galinta Booliska Somaliland Iyo Xildhibaan Dheeg Oo Golaha Guurtida Katirsan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qoysas Danyara Oo Ka Cabanaya Taliyaha Hawl-Galinta Booliska Somaliland Iyo Xildhibaan Dheeg
https://youtu.be/lgER8wgRB70?t=35
Berbe...
Wednesday, February 12, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Farmaajo Oo Ku Kulmay Addis Ababa
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta ku kulmay magaalada Addis Ababa.
Ilo lagu kalsoon yahay oo ay la hadashay idaacadda V...
Wednesday, February 12, 2020
-
Tirada Dadka Udhintay Coronavirus Oo Gaadhay 1000 Qof
China(Berberatoday.com)-Dadka uu dilay cudurka Coronavirus ee ka dilaacay dalka Shiinaha ayaa gaadhay 1016 qof taasi oo ka badan tiradii dadkii uu dhilay cudurka SARS ee sanadihii 2002 ilaa 2003-dii ee ka dilaacay shiinaha iyo Caa...
Tuesday, February 11, 2020
-
Dawlada Jabuuti Oo Qorshaynaysa Inay 2 Sanno Ku Samaysato Dayax-Gacmeed
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dalka Jabuuti ayaa qorshaynaya inay Dayax-gacmeed u gaar ah laba sano gudahood ku sameeyaan, sida lagu baahiyey Wakaaladda Wararka Jabuuti (ADI) horaantii February.
Kulan lagu qabtay qasriga Madaxtooya...
Tuesday, February 11, 2020
-
Guri Ku Gubtay Magaalada Gabiley Oo Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac.
Gabiley(Berberatoday.com)-Guri ku yaala magaalada gabiley ayaa waxaa maanta canbaaro duhurkii ka kacay dab kaasi oo sobobay dhimashada ilmayar iyo dhaawaca mid kale.
Sidoo kale gurigan oo ahaa guri jiingad ah kaasi ay k...
Tuesday, February 11, 2020
« Previous Page — Next Page »