-
Maxkamada Sare Oo Markale Ku Gacan Saydhay Dacwadii Ay Usoo Gudbiyeen Odayaasha Madasha Wadatashigu.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa markale ku gacan saydhay dacwad ay usoo gudbiyeen Odayaasha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Somaliland.
Qaraarka ay maxkamada sare ku diiday...
Tuesday, February 11, 2020
-
“Suldaan Wabar Waa Suldaankaygii , Si Fiicana Waan U Caleemi Saarey …”Wasiirka Ganacsiga Maxamed Xasan Saajin”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Suldaan Wabar Waa Suldaankaygii , Si Fiicana Waan U Caleemi Saarey …”Wasiirka Ganacsiga Maxamed Xasan Saajin"Daawo Muuqal
https://youtu.be/_1XecY7JpZ8
...
Tuesday, February 11, 2020
-
“Kulankaasi Dhexmaray Muuse Iyo Cirro Waxa Uu Khatar Weyn Ku Yahay Wada Shaqayntii Udhaxaysay Labada Xisbi Mucaarid Ee Ucid Iyo Waddani. Waxaanu Muujinayaa Inaanay Jirin Mabaadii Rasmiya Oo Ay Ku Wadasocdaan”Nuuradiin Ibraahim Awcabdi
SAWIRO SIYAASADEED OO IS BEDBEDALAAYA.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiye Cabdrahman Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa kulan casho ah ku yeeshay Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya halkaasi oo ay labaduba ku sugan yihiin...
Tuesday, February 11, 2020
-
Madaxweyne Biixi iyo Guddoomiye Cirro Oo Xalay Ku Kulmay Addis Ababa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo ay labadooduba ku suga...
Tuesday, February 11, 2020
-
Daawo Muuqalka”Ilyaas Aadan Oo Ah Aabaha Dhalay Marxuumad Caasho Ilyaas Oo Ka Hadlay Sababta Loo Reebay Danbiilihii Sadexaad Ee Dilka Loogu Fulin Waayay
Bosaso(Berberatoday.com)-Abbaha dhalay gabadhii yareyd ee Caa’isha, oo warbaahinta la hadlay kadib markii saaka la qisaasay laba kamid ah saddexdii xukmane ee Kiiskaasi, ayaa ka warbixiyay sababta loo reebay xukmanihii saddexaad...
Tuesday, February 11, 2020
-
Somaliland Iyo Fursadaha Ugu Jira Safarka Madaxwayne Bixii Ku Tagey Addis-ababa, Oo Uu Ka Socdo Shir Madaxeedkii Midowga Afrika!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland waxa ay ahayd 28 sanadood qaran dawladnimadii uu kala bahoobay Italian Somalia , 1 July 1960 kii ee ay ku midoobeen Jamhuriyadii Somalia in ay u raadiso in Aduunyadu aqoonsato la soo noqoshada...
Tuesday, February 11, 2020
-
Khilaafka Shirkadaha Sompower Iyo Indha Birta Oo Meel Xasaasiya Maraya Iyo Sompower Oo Awood Dawladeed Ku Xidh Xidhay Shaqaale Katirsan Indha Birta,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Khilaaf Udhexeeya Shirkadaha laydhka ee Sompower iyo indha birta Ayaa meel xasaasiya maraya kadib markii maalintii jimcihii ay isku dhaceen shaqaalaha laydhka ee labada shirkadoo kaasi oo ka dhashay si...
Tuesday, February 11, 2020
-
Laba Kamida Ragii Dilka Iyo Kufsiga Isugu Daray Marxuumad Caasha Ilyaas Oo Dil Qisaasa Lagu Fuliyay Saaka
Bosaso(Berberatoday.com)-Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame, Cabdishakuur Maxamed Dige ayaa lagu qisaasay fagaare ku yaalla magaalada Boosaaso halka Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame laga reebay.
Xukmanaha saddexaad ayaa mudda 10 ...
Tuesday, February 11, 2020
-
5 Ka Mid Ah Ciidamada Turkiga Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Dalka Suuriya
Suriya(Berberatoday.com)-Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa sheegtay in shan askari oo ka tirsan ciidamadooda ku sugan gudaha dalka Suuriya lagu dilay weerar ciidamada dawladda Suuriya ay ku qaadeen Idlib.
Waxa sidoo kale lagu...
Tuesday, February 11, 2020
-
Aabihii Maayarka Borama Dulmiga Kula Kacay Oo Dib Uhelay Mushaharkiisii!
Borama(Berberatoday.com)-Aabo Maxamed Cabdi xaashi diini oo dhwaan warbaahinta ka shaaciyay dulmi iyo tacadi baahsan oo maayarka magaalada boorama kula kacay ayaa dib uhelay xaqiisii kadib markii shacabka reer boorama ka damqadeen...
Monday, February 10, 2020
« Previous Page — Next Page »