|
Warar
-
Dhagar Qabayaashii Qudha Dilka Iyo Kufsiga Isugu Daray Marxuumad Caasha Ilyaas Aadan oo Maalinta Beriya Dilkii Qisaasta Ahaa Lagu Fulin Doono
Garowe(Berberatoday.com)-Waxaa lasoo sheegayaa in maalinka bari ah saddexdan nin lagu fulin donoon xukunkii qisaasta ahaa ee lagu xukumay, kadib markii ay si wada jir ah sanadkii hore Gaalkacayo ugu kufsadeen Una Dileen Marxuumad ...
Monday, February 10, 2020
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo wareysi Dhinacyo Badan Taabnaya Siiyay Telefishanka Itoobiya
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo wareysi Dhinacyo Badan Taabnaya Siiyay Telefishanka Itoobiya
https://youtu.be/HAKAidaX-Jc?t=100
B...
Monday, February 10, 2020
-
“Waxay Cabsi Badani Naga Haysaa Ayaxii Sanadkii Hore Meelihii Uu Ugxaanta Kaga Tagay” Wasirka Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland oo qaylo dhaan ka soo yeedhay ku sheegay in sanadkan ay Ka cabsi qabaan in uu ayaxa faro badani ka dilaaco meelihii sanadkii hore uu ugxaanta kaga tagay kii ku fadhi...
Monday, February 10, 2020
-
Daawo Muuqalka”Qaabkii Meeqaamka Sare Ahaa Ee Addis Ababa Loogu Soodhaweeyay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigiisii
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qaabkii Meeqaamka Sare Ahaa Ee Addis Ababa Loogu Soodhaweeyay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigiisii
https://youtu.be/m5BeAcgblV0?t=1
 ...
Monday, February 10, 2020
-
Dalada Guud Ee Jaaliyadaha Somaliland Ee Dalka Sweden Oo Ku Guulaystay Inay Dalka Keenaan Mashruuc Shaqo Abuur Iyo Maamul Wanaag Oo 50 Qof Lagu Shaqaalaysiinayo Kana Shaqayn Doonaan Wasaaradaha Somaliland”Daawo Warbixin Muuqal
Sweden(Berberatoday.com)-Dalada Guud Ee Jaaliyadaha Somaliland Ee Dalka Sweden Oo Ku Guulaystay Inay Dalka Keenaan Mashruuc Shaqo Abuur Iyo Maamul Wanaag Oo 50 Qof Lagu Shaqaalaysiinayo Kana Shaqayn Doonaan Wasaaradaha Somaliland"...
Monday, February 10, 2020
-
Somaliland Oo Markii Uhorreysay Soo Bandhigtay Qorshe Lagaga Hortegayo Dhibta Gudniinka Fircooniga Ah
“Wasaarad ahaan waxaaannu qabnaa hawshan oo muddo 40 sano ka badan laga soo hadlayay maalinba meel ay joogtoyba, in hadda la soo gaadhay xilligii xal waara loo heli lahaa…” Wasiirka Diinta iyo Awqaaft Somaliland
Hargeysa(...
Monday, February 10, 2020
-
Waxa Muuqda Ballanqaadkii Madaxweynaha Dalka Gini Ee Ahaa Inuu Qaddiyadda Somaliland Geeyo Midawga Afrika! W/Q Maxamed Cumar Cabdi (Cirro)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ku tegay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya, safarkaas oo qaadan doon...
Monday, February 10, 2020
-
Somaliland Oo Kaalinta 9-aad Ka Gashay Goobaha Dalxiis Ee Caalamka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland ayaa kaalinta 9-aad ka gashay goobaha dalxiis ee caalamka, iyada oo qayb ka noqotay goobo ku kala yaalla wadamada Turkey-ga, Iran ,Masar ,Suuriya,Urdun iyo Cuman, sida lagu sheegay warbixin ...
Monday, February 10, 2020
-
Daawo Muuqalka”Dood Xasaasi Oo Ku Saabsan Doorashooyinka Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dood Dhinacyo Badan Taabanaysa oo ku Saabsan doorashooyinka iyo waxyaabaha sababay dib Udhacyooyinkooda Taasi oo ay falanqaynteeda marti ku yihiin Aqoonyahan Iyo Siyaasiyiin Madax banaan,
Sidoo kale d...
Monday, February 10, 2020
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Safar Shaqo Ugu Ambabaxay Dalka Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Safar Shaqo Ugu Ambabaxay Dalka Itoobiya
https://youtu.be/nFjpUQLB7GU?t=8
Berberatoday.com...
Sunday, February 9, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|