-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jabuuti Oo Socdaal Ku Imanaya Hargeysa Saacadaha Soo Socda Iyo Ujeedada Socdalkiisa
Wasiirka Arimaha Gudaha Wadanka Jabuuti Mudane Xasan Cumar Burhaan Ayaa Saacadaha Soo Socda Ku Soo Wajahan Magaalada Hargeysa Wasiir Xasan Ayaa U Imanaya Sidaanu Ka Helayno Ilalo-Wareedyo Lagu Kalsoonyahay Arin Maalintii Khamiisti...
Saturday, January 25, 2020
-
Oday Kamida Duqeyda Ku Nool Deegaanka Fiqi Ayuub Oo Wasaarada Macadanta Somaliland Ku Eedeeyay Falal Amni Daro Iyo Khalkhal Deegaan
Fiqi Ayuub(Berberatoday.com)-Oday Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali oo ka mid ah dadweynaha ku nool deegaanka Fiqi-ayuub ayaa waxaa uu wasaarada Maxdanta iyo Tamarta Somaliland ku eedeeyay inay falal amni daro ah kawado deegaa...
Saturday, January 25, 2020
-
Majalad Ku Cusub Gayiga Somaliland Oo Laga Daah Furay Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa magaalada Hargeysa markii ugu horeysay laga daah-furay Majalad cusub oo lagu magacaabo Xaawa oo ka faaloon doonta arrimaha Haweenka.
Munaasibadan daah-furka Majalada ayaa waxaa ka qaybgalay Wasi...
Saturday, January 25, 2020
-
Proff. Ibrahim Meecaad Oo Si Adag Uga Hadlay Duulaan UU Sheegay Ay Somaliland Ku Hayaan Ismaaciil Gumar Geele Iyo Farmaajo.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad Oo kamid Aqoonyahan Reer Somaliland Ee ku Dhaqan Dalka Canada Ayaa farta ku fiiqay Duulaanka ay Somaliland ku yihiin Madaxwaynaha Jabuuti iyo Madaxwayne farmaajaja Muqdi...
Saturday, January 25, 2020
-
Dhageyso”Idaacada VOA Oo Barnaamij Ka Diyaarisay Taariikha Fanaankii Marxuum Daa,uud Cali Masxaf
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhageyso"Idaacada VOA Oo Barnaamij Ka Diyaarisay Taariikha Fanaankii Marxuum Daa,uud Cali Masxaf
https://youtu.be/1b6_DcqHvsA
Berberatoday.com...
Saturday, January 25, 2020
-
Ciidamo Jabuuti Loogu Soo Tobabaray Madaxtooyada Jsl Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay.
Hargaysa(Berberatoday.com)-Askar ka tirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada Somalland ayaa soo dhammaystay tababar uga socday dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.
Tababarkaas oo ay wada qaadanayeen askar ka tirsan ciidamada Jabuuti,aya...
Saturday, January 25, 2020
-
Jilayaasha Sooraan Iyo Jawaan Oo Lagu Casuumay Furitaanka Tiyaatarka Muqdisho Iyo Xogaha Laga Helayo Xubnaha Ku Hawlan Kaxayntooda!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dhawaan Ayaa Magaalada Muqdisho lagu Wadaa In laga furo Xaruntii TIYAATARKA MUQDISHO Oo Uu Madaxweyne farmaajo Xadhiga ka Jiri Doono.
Wararka laga helayo furitaanka tiyaatarka muqisho ayaa sheegay...
Saturday, January 25, 2020
-
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Caydhiyey Markab Xadhig Isgaadhsiineed Kasoo Jiiday Djibouti Oo Ku Soo Xad-gubay Biyaha Somaliland
“Markabkaasi wuxuu soo galay biyaha Somaliland meelo kamida. waanu iska dhego mariyey amarkii Ciidanka,.” Taliye Cumar Caadil Qalinle
Saylac(Berberatoday.com)-Ciidanka Illaalada Xeebaha Jamhuuriyada Somaliland, ayaa how...
Saturday, January 25, 2020
-
Somaliland Iyo Jarmalka Oo Maalgashi Kaga Wada Hadlay Nayroobi
“Somaliland waxay raadineysaa inay sii ballaadhiso xidhiidhka ay la leedahay Jarmalka, sida horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo maalgashiga shisheeye.” Sida waxa lagu sheegay kulan dhexmaray Safiirka Somaliland ee Kenya i...
Saturday, January 25, 2020
-
Cumar Seerbiya Oo Qoraal Kooban Ka Sameeyay Taariikhda Nololeed Iyo Mid Faneed Ee Marxuum Daa,uud Cali Masxaf
Sida uu sheegay Saxophonist-aha Maxamed Cabdi Alto oo ay Daa’uud Cali Masxaf muddo dheer saaxiib ahaayeen , Daa’uud wuxuu ku dhashay magaalada Jowhar qiyaas ahaan bilawga lixdamaadkii ama dhammaadka kontomeeyadii , wuxuuna fan...
Saturday, January 25, 2020
« Previous Page — Next Page »