-
Sidee Maxamed Bin Salman Ku Jabsaday Taleefonka Jeff Bezos – Ninka Ugu Taajirsan Dunida?
USA(Berberatoday.com)-Taleefonka bilyineerka iska leh shirkadda Amazon ee Jeff Bezos ayaa la jabsaday sanaddii 2018 kadib markii uu farriin WhatsApp ah ka helay cinwaanka dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salman, waxaa sidaas we...
Saturday, January 25, 2020
-
Mucaaradka Liibiya Oo U Hanjabay Diyaaradaha Isticmaala Garoonka Mitiga
Tripoli(Berberatoday.com)-Xoogagga fallaagada dalka Liibiya ayaa ku hanjabay in ay gantaallo ku garaaci doonaan diyaaradaha rayidka ee dul maraya caasimadda Tripoli, taa oo ay ku tilmaameen in ay tahay aag diyaaradaha ka caaggan a...
Saturday, January 25, 2020
-
Daawo Muuqalka”Haayada Ilaalinta Tayada Badeecadaha Oo Gubtay Daawooyin Iyo Raashin Dhacay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Haayada Ilaalinta Tayada Badeecadaha Oo Gubtay Daawooyin Iyo Raashin Dhacay
https://youtu.be/EA9Gh2LBJh4?t=179
Berberatoday.com...
Friday, January 24, 2020
-
Dawlada Xamar Oo Dunida Ku Hogaamineysa Diiwaanka Musuqmaasuqa
Muqdisho(Berberatoday.com)-Soomaaliya ayaa noqotay dalka ugu musuqa badan dunida kaddib markii ay dalalka dunida ku hogaamisay diiwaanka musuqa, sida ay sheegtay ha’yadda Transparency International.
Diiwaankan ayaa ah mid sanna...
Friday, January 24, 2020
-
Maayar-kuxigenka Caasimadda Oo Digniin U Diray Shirkadaha Laydhka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayar ku-xigeenka Casimadda Hargeysa Md.Cabdicasiis Maxamed Xaashi ayaa bulshada caasimada Hargeysa ugu bushaareeyey in Dhawaan la furi-doono mashaariic iyo Jidad cusub oo dhawaan dawlada hoose ee Harge...
Friday, January 24, 2020
-
Daawo Muuqalka”Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalkii Cabdiraxmaan Guulwade Fariin Culusna Udiray Madaxweynaha Dawlada Xamar Farmaajo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalkii Cabdiraxmaan Guulwade Fariin Culusna Udiray Madaxweynaha Dawlada Xamar Farmaajo
https://youtu.be/xaHNVFDBJys?t=8...
Friday, January 24, 2020
-
Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay C/raxman Guulwade
Hargaysa(Berberatoday.com)-Xukumaada Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay hadal kazoo yeedhay C/raxman Guulwade oo sheegay inuu xaq ahaa duqayntii loo gaystay Shacabka Somaliland ee xilgii rajiimkii Siyaad Bare, masuulkan...
Friday, January 24, 2020
-
Xisbiga Ucid Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Dawlada Jabuuti Iyo Qorshe Ay Damacsan Tahay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka somaliland ee Ucid ayaa si kulul uga jawaabay hadal kasoo yeedhay dawlada jabuuti oo dhulka somaliland ku sheegtay in ay somaliya ka mid yihiin,
Sidookale xisbiga ucid ...
Friday, January 24, 2020
-
Gudida Horumarinta Hoodaale Oo Gudoomiye Cusub Doortay.
Hargeysa(Berberatoday.com)--Hogaankan Cusub ee Loo Doortay Gudida Horumarinta Hoodaale oo noqonaya Gudoomiyihii labaad ee Hadda Hogaamiya mudadii uu jiray ururkan hoodaale ayaa Maanta si rasmiya loo doortay loogu wareejiyey xilk...
Friday, January 24, 2020
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici Oo Ka Qeyb-galay Aaska Marxuum Xildhibaan Axmed Cabdi Casood Oo Ka Mid Ahaa Golaha Wakiilada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici ,xildhibaanada golaha wakiilada iyo wasiiro ayaa maanta ka qeyb galay Aas qaran oo loo sameeyey Alle haw naxari...
Friday, January 24, 2020
« Previous Page — Next Page »