|
Warar
-
Daawo Muuqalka”Maamulka Golaha Deegaanka Degmada Berbera Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsan Rugta Kutubta Berbera Iyo Shaqsiyaadkii Ugu Dhir Beerista Wanaagsanaa Shacabka
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maamulka Golaha Deegaanka Degmada Berbera Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsan Rugta Kutubta Berbera Iyo Shaqsiyaadkii Ugu Dhir Beerista Wanaagsanaa Shacabka
https://you...
Tuesday, January 14, 2020
-
Gal-Daloolooyinka Xeerarka Doorashooyinka Somaliland Waxay Sababeen Hal-Xidhaalaha Khilaafka Komishanka!Faallo.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sida ku cad Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golayaasha Degaanka Jamhuuriyadda Somaliland ee xeer Lr. 20/2001, gaar ahaan qodobka 13-aad, waxa xubnaha Komishanka xilka lagaga qaadi karaa marka ay d...
Tuesday, January 14, 2020
-
Warka Kasoo Baxey Madaxwayne Biixi Iyo Wixii Laga filayey Oo U Muuqada In Boqor Buurmadow Noqday Afhayeenka Xukuumada!Faallo. “M
“Mar Haddii Madaxweyne Biixi Indhaha Ka Qarsadey Go,aankii Ergadda Ee La Filayay In Lagu Soo Afjaro Khilaafka Doorashooyinka Somaliland!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kadib Markii. ay ku adkaatey Islamarkaana, jiq ku Noqotey M...
Tuesday, January 14, 2020
-
Mareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi Oo Deganka Gambadhe Ee G.sool Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Deked Qalalan Dry Port
Gambadha(Berberatoday.com)-Mareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi Ayaa Deganka Gambadhe Ee G.sool Ka Dhagax Dhigay deked qalalan Dry Port oo la dhigi doono badeecadaha kala duwan ee kasoo daga Dekedaha Somaliland ee...
Tuesday, January 14, 2020
-
Daawo Muuqalka”Mujaahid Cabdi Ibraahim Ila Meerayso Oo Magac Cusub Ubixiyey Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mujaahid Cabdi Ibraahim Ila Meerayso Oo Magac Cusub Ubixiyey Madaxweyne Muuse Biixi
https://youtu.be/8hc4mKWuybk
Berberatoday.com...
Tuesday, January 14, 2020
-
Madaxweynaha Ku Xigeenka Somaliland Oo Daahfuray Adeega E-Shilling Oo Shaqaalaha Dawladdu Ku Qaadan Doonaan Mushaharooyinkooda.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay adeega E-shilling, kaasoo sahlaya in shaqaalaha dawladdu mushaharo...
Monday, January 13, 2020
-
“Waanu Waynay Sharci Lagu Kala Diro Komishaanka Dorashooyinka, Madaxwaynuhu Wuxu Yidhi Waxad Ku Soo Heshisaan Waan Ogolay Aan Sharciga Ka Kor Imanayn”Axmed Cabdi Dheere Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Xisbiga Kulmiye
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee xisbi xaakimka axmed cbdi dheere ayaa dareen celiyay hadalkii xisbiyadu mucaariku kusheegeen in madaxwaynuhu diiday heshiiskii kala dirista komishanka
Sidoo kale xisbi x...
Monday, January 13, 2020
-
Daawo Muuqalka”Fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan Oo Fanka Somalida Ka Sheekeeyay Isagoo Dalka Jarmalka Kunool
Munich(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan Oo Fanka Somalida Ka sheekeeyay Isagoo Dalka Jarmalka Kunool
https://youtu.be/yYhh1cysJ0g?t=800
Berberat...
Monday, January 13, 2020
-
”Madaxweyne Muuse Hooyadey Buu Caayey Oo Caagad Buu Igu Dhuftay , Waan Qarinaayey Haddase Waan Sheegaya ..”Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(berberatoday.com)-Eng. Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga UCID, ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu hooyadii caayay caagadna uu ku tuuray, dhawaan xilli ay madaxtooyada joogeen.
Wareysi uu BBC ...
Monday, January 13, 2020
-
Somalida Dalka Australia Kunooli Siday U Arkaan Geela Dawlada Dalkaasi Laynayso”Daawo Warbixin Muuqal Ah
Melburn(Berberatoday.com)-Somalida Dalka Australia Kunooli Siday U Arkaan Geela Dawlada Dalkaasi Laynayso"Daawo Warbixin Muuqal Ah
https://youtu.be/YgqUy83PC3U?t=123
Berberat...
Monday, January 13, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|