-
Inqilaab Fashilmay Oo Sudan Ka Dhacay
Khartoum(Berberatoday.com)-Dowladda Sudan ayaa sheegtay in ay dib u furtay hawada dalkaas iyo garoonka diyaaradaha ee Khartuum, ka dib shaqaaqadii shalay caasimadda dalkaas ku dhex-martay ciidanka dowladda iyo askar daacad u ah ma...
Wednesday, January 15, 2020
-
Dhageyso”Idaacada VOA Oo Wareysi La Yeelatay Maareyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi
Laascanod(Berberatoday.com)-Maareyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi oo maalintii shalay Deegaanka Gabadhe ka dhagax dhigay Dekeda Qalalan oo lagayn doono badaeecadaha koonteenarada kujira ee kasoo daga De...
Wednesday, January 15, 2020
-
”Mucaaradku Sharci Darro Ayay Ku Doodayaan….”Maareeyaha Madbacada Qaranka Maxamuud Raage”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Mucaaradku Sharci Darro Ayay Ku Doodayaan….”Maareeyaha Madbacada Qaranka Maxamuud Raage"Daawo Muuqal
https://youtu.be/QSvw6qJKWlw
Berberatod...
Wednesday, January 15, 2020
-
Xukumada Somaliland Oo Saaka Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Lix Maxbuus Oo Hore Loogu Xukumay Qisaas
Madheera(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa saaka dil-toogasho ah ku fulisay lix nin oo horey ugu xukunsanaa dilal dad qudha kaga jareen siyaabo kala duwan oo Maxkamado hortooda kaga cadaatay halka qaarkoodna qiraal ahaa...
Wednesday, January 15, 2020
-
Daawo Muuqalka”Galka Baadhista Oo Xogo Cusub Ka Sheegay Qaraxii Ex Control Af Gooye Ee Magaalada Moqdisho
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Galka Baadhista Oo Xogo Cusub Ka Sheegay Qaraxii Ex Control Af Gooye Ee Magaalada Moqdisho
https://youtu.be/w7BnPHwU8as
Berberatoday...
Wednesday, January 15, 2020
-
“Abaalka Beelaysan Ee Uu Buurmadow Ku Mana-Sheeganayo,Waxaa Ka Weyn Danta Qaranka, Madaxweyne”Xildhibaan Qabile.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa Madaxweynaha ugu baaqay inuu badheedho oo go’aan kama dambays ah ka qaato arinta Komishanka, danaha gaarka ahna aanu ...
Wednesday, January 15, 2020
-
“Hadii Laga Waayo Wixii Loo Doortay, Macno Badan Samayn Mayso In Madaxwayne Loogu Yeedho”Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul “laabsaalax” oo kamid hal abuurka dhalinyarada ah ee reer Somaliland Ayaa hadlay caqabadaha siyaasadeed ee dalka ka jira iyo masuuliyada loo doorto hogaamiyaha iyo w...
Wednesday, January 15, 2020
-
Madaxweyne Biixi Oo La Sheegay In Culays Lagu Saarey Kala Dirista Komishanka Iyo Xubno Iskood Isku Casilaya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa, la Sheegay in Culays badan lagu Saarey sidii loo soo Afjari Lahaa khilaafka Muranka dhaliyay ee Arimaha Doorashada la Xidhiidha, Kadib Markii Talooyin ba...
Wednesday, January 15, 2020
-
Shirkada DP World Oo Markii Labaad Dawlada Jabuuti Kaga Guulaystay Dacwad Maxkamad Caalamiya Oo La Xidhiidha Dekeda Dooraale
Jabuuti(Berberatoday.com)-Shirkada DP World Oo Markii Labaad Dawlada Jabuuti Kaga Guulaystay Dacwad Maxkamad Caalamiya Oo La Xidhiidha Dekeda Dooraale
https://youtu.be/QV-n1h-GzZw
&nbs...
Tuesday, January 14, 2020
-
Daawo Muuqalka”Maareyaha Guud Ee Wakaaladaha Dekedaha Somaliland Oo Deeganka Gambadhe Ee Gobolka Sool Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Dekeda Qalalan(Dry Port)
Sool(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyaha Guud Ee Wakaaladaha Dekedaha Somaliland Oo Deeganka Gambadhe Ee Gobolka Sool Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Dekeda Qalalan(Dry Port)
https://youtu.be/QfjN-xT8Qmg?t=19
&nbs...
Tuesday, January 14, 2020
« Previous Page — Next Page »