|
Warar
-
Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland Iyo Safiirka UK Ee Somaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Ben Fender.
Kulanka waxa lagaga wada hadlay sidii loo xooji...
Friday, January 17, 2020
-
Dawlada Jabuuti Oo Ka Hadashay Xukunka Kasoo Baxay Dacwadii Ka Dhaxaysay Shirkada DP World
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawlada jabuuti ayaa jawaab ka bixisay xukun kasoo baxay dacwadii udhaxaysay shirkada DP WORLD Ee ay ka riday gacan ku haynta dekeda Daaroole ee dalka jabuuti
Mareeyaha dekeda jabuuti abuubakar xasan x...
Friday, January 17, 2020
-
Shirweyne Qaran Oo Lagaga Hadlayo Fardaaminta Caqabadaha Doorashooyinka Oo Hargeysa Ka Furmay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shir-weyne Qaran oo ay soo agaasintay Akaademiyadda nabadda iyo horumarinta Somaliland, isla markaana lagaga hadlayo doorashooyinka Somaliland Caqabadaha ku xeeran iyo sidii loo fardaamin lahaa khilaafya...
Thursday, January 16, 2020
-
Somaliland Oo Bilowday Dhoofinta Xoolaha Ee Imaaraadka Carabta
Hargeysa(berberatoday.com)-Somaliland ayaa lagu wadaa inay dib u bilowdo dhoofinta xoolaha ee Imaaraatka Carabta toddobaadkan, sida lagu daabacay waregyska busiweek ee kasoo baxa Uganda.
Shixnad u socota ka bariga dhexe ayaa la...
Thursday, January 16, 2020
-
Daawo Muuqalka”Kominshanka Maamul Wanaaga Iyo La Dagaalanka Musuq Maasuqa Oo Gudoomiye Cusub Doortey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Kominshanka Maamul Wanaaga Iyo La Dagaalanka Musuq Maasuqa Oo Gudoomiye Cusub Doortey
https://youtu.be/JvOJmBJGlVg?t=1
Berberatoday....
Thursday, January 16, 2020
-
“Abti Cayga Iskadaa, Madaxwaynaad Tahaye Oo Somalilandbaa Laguu Doortee”Hodan Laaran.
Hargaysa(Berberatoday.com)-Marwo Hodan Laaran oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga macaaridka ee wadani ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay in madaxwaynuhu cay iyo aflagaado xafiiska madaxtooyada ugu gaysto gudoomiyaha xisbiga ucid f...
Thursday, January 16, 2020
-
Safiirka Maraykanka Oo Shalay Hargeysa Yimid Iyo Safiirka Ingiriiska Oo Isna Maanta Imanaya & Falanqaynta Socdaalka Diblomaasiyiintan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Maraykanka danjire Donald Yamamoto iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa shalay socdaal ku yimid magaalada Hargeysa, waxaana la filayaa inuu maanta Madaxweyne Biixi la yeesho kulan.
Donald Yamamoto ...
Thursday, January 16, 2020
-
Daawo Muuqalka”Gaadiidka Jaadka Burco Geeya Oo Awood Kusoo Galay Magaalada Kadib Markii Dawlada Hoose Go,aamo Adag Kasoo Saartay
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gaadiidka Jaadka Burco Geeya Oo Awood Kusoo Galay Magaalada Kadib Markii Dawlada Hoose Go,aamo Adag Kasoo Saartay
https://youtu.be/3CiURycuCoY?t=132
...
Wednesday, January 15, 2020
-
Suldaan Maxamed Oo Ku Taliyay Inaan La Soo Celin Murankii Siyaasadeed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa ku baaqay in aan dib loo soo celin khilaafkii Xisbiyada, ee la gaadho xal iyo heshiis kama dambays ah oo ay isku af gartaan saddexda Xis...
Wednesday, January 15, 2020
-
Xafiiska Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Qoraal Faahfahsan Kasoo Saaray Dilkii Qisaasta Ahaa Ee Saaka Lagu Fuliyay Lixda Marxuum Iyo Dilalka Ay Hore Ugeysteen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyadoo la fulinaayo amarka Maxkamad sarre waxaa , saaka oo ay tahay bishu 15/01/2020 saacadu markay ahayd 7:45 daqiiqo waxaa Dil toogasho ah lagu fuliyay Gacan ku Dhiiglayaashan hoos ku xusan.
1: Gaca...
Wednesday, January 15, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|