-
Daawo Muuqalka”Safiirka Dalka Ingiriiska Oo Booqday Xaafada Daami Ee Caasimada Hargaysa Iyo Waxa Uu Kusoo Arkay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka dalka ingiriiska ufadhiya somaliya iyo somalland oo socdaal ku jooga caasimada hargaysa ayaa booqsho ku tagay xaafada daami ee degmada 26juun ee caasimada hargaysa taasi oo ay degaan beelaha la ...
Saturday, January 18, 2020
-
Huteel Adeegyo Dalka Ku Cusub Bixinaya Oo Laga Furay Magaalada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Huteel Cusub Oo deegyo bulshada Aad Ugu Baahnay soo kordhiyay Ayaa laga furay magaalada hargaysa’.
Munaasibada lagu daah furayay huteelka Aadan Xaashi ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin ka...
Saturday, January 18, 2020
-
Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Amaro Cusub Dul Dhigtay Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay, H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada waxbarashada iyo Taclinta sare Ee Somaliland ayaa amaro cusub dul dhigtay dugsiyada gaarka loo leeyahay taasi oo ku saabsan ruqsad cusboonaysiinta dugsiyada gaarka loo leeyahay.
Sidoo Ka...
Saturday, January 18, 2020
-
Midowga Yurub Oo Somaliland Ku Canbaaraysay Fulinta Dilkii Qisaasta Ahaa!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wadamada beesha calamka ayaa somaliland ku canbaareeyay fulinta dilkii qisaasta ahaa ee dhawaan ay fulisay xukuumada.
Safiirka midow yurub ufadhiya somaliya ayaa xukuumada somaliland ayaa dilkaasi ku ...
Saturday, January 18, 2020
-
“Ka Dib Markii Xukuumadda Somaliland Si Xeerarka Dalka Iyo Xil-kasnimadaba Ka Baxsan Oo Bilaa Sabab Ah Iiga Joojisay Bandhig Suugaaneed Aan Reer Berbera La wadaagi Lahaa Hargeysa Ayaan Iskaga Noqday”Abwaan Xasan Daahi Ismaaciil Weedhsame
Hargeysa(Berberatoday.com)Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame oo ahabeenkii xalay laga joojiyay bandhig suugaaneed uu la wadaagi lahaa bulshada reer Berbera ayaa qoraalkan ku baahiyay bartiisa Facebook oo aanu ka soo xiganay.
...
Friday, January 17, 2020
-
“Xadhigaygii Waxa Uu Ahaa Xaqdaro Xaaraan Ah Iyo Kiis Aan Jirin Oo La Buunbuuniyaay,Waxa Layaab Ah Inaan Xabsiga Hargeysa Ugu Tagay Muwaadin 24 Sanadood Loogu Xukumay Facebook-ga Ayaad Wax Ku Qortay”Ramaax Cali Hayste
Berbera(Berberatoday.com)-Maxamud Cali Saleeban Ramaax Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid oo Wareysi Kusiiyay Tv-ga Star magaalada Berbera ayaa Kawar Bixiyay xadhigiisii iyo waxyaabihii layaabka lahaa uu kusoo arkay Xabsiga,
...
Friday, January 17, 2020
-
Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare Oo Sheegay In Madaxwayne Biixi Damacsan Yahay Qorshe Uu Xisbiyada Mucaaridka Saaxada Kaga Saarayo!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Aadan Axmed Cilmi Dhoolayare oo kamid ahaa wasiiradii xukuumadii daahir riyaale wakhtigana katirsan xisbiga mucaridka ah ee wadani ayaa sheegay in madaxwayne biixi damacsan yahay in uu furo urara...
Friday, January 17, 2020
-
Daawo Muuqalka”Dariska Dhulka Ay Ku Muransan Yihiin Qoyska Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Qoysaska Kale Oo Ka Markhaati Furay Cida Leh Dhulkaas.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Odoyaal Iyo Waxgarad kamid ah dadka Dariska la ah dhulka buurta kala Jeexan ee ay isku haystaan Qoyska madaxwaynaha Somaliland iyo boqolaal Qoys Ee Degan ayaa ka markhaati furay in ka badan sodon sano ...
Friday, January 17, 2020
-
Xarunta CPA, Oo Qoraal Kasoo Saartay Arrimaha Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xarunta falanqaynta siyaasadda ee CPA ayaa qoraal kasoo saartay arrimaha doorashooyinka Somaliland, nuxurka qoraal dheer oo ay soo saartay xaruntu, ayaa lagu yidhi sidan:
Jaldiga Hore Ee Qoraalka Kaso...
Friday, January 17, 2020
-
Xisbiyada Mucaaridka Oo Dawlada Ingiriiska U Sheegay In Xisbiga Kulmiye Diyaar U Aheyn Doorasho Dalka Ka Dhacda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyayaasha labada xisbi mucaarid Ee WADDANI iyo UCID C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro” Iyo Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa galabta Magaaladda Hargeysa kullan khaas ah kula yeeshay Safiirka ...
Friday, January 17, 2020
« Previous Page — Next Page »