-
Falanqeyn; Khilaafka Xukumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Iyo Doorka Madaxwaynaha!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Khilaafka komishanka doorashooyinka ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ayaa noqday mid caqabad ku noqday in doorasho ka qabsoonto Somaliland
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari (sheekhul axmar...
Sunday, January 19, 2020
-
Masuul Iska Casilay Xissbiga Waddani Iyo Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Ka Aqbalay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maanta waxa uu Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ka aqbalay warqaddii is casilaadda ahayd ee uu shalay u soo gudbiyey Amb Axmed Safiina, xilkiina waxa uu ku wareejiyey Xafiiska Guddoomiy...
Sunday, January 19, 2020
-
Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigtay Gaadhi Laga Soo Dhacay Dawlad Deegaanka Soomaalida
Baligubadle(Berberatoday.com)-Ciidamada bileyska Somaliland ee gobolka Hawd ayaa gacanta ku dhigay gaadhi weyn oo siday laba taangi oo nooca biyaha ah.
Taangiyadan oo ay sheegeen ciidanka Booliska gobolka Hawd in ay soo xadeen ...
Saturday, January 18, 2020
-
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Ku Baaqay In Dagaalka Lagula Jiro Argaggixisada Lala Galo Sixirroolayaasha
Hargeysa (Aftahannes)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, ayaa soo jeediyey in awoodda lagu isticmaalayo qolyaha argaggixisada loo adeegsado Sixroolayaasha, iyagaa argaggixiso dhab ahe, qofka marka loo sheego ee looga digo hadduu ...
Saturday, January 18, 2020
-
Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Sheegay In Ganacsiga Ay Wadaagaan Somaliland Uu Aad U Koray Mudadii Uu Xilka Hayay
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ( Cagjar) ayaa shaagay in ganacsiga u dhaxeeya Somaliland iyo dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya uu aad sare ugu kacay isla mark...
Saturday, January 18, 2020
-
”Degaanka Fiqi-ayuub Waxa Buurta Galay Dhalinyaro Hubaysan, Oo Doonayay…”Wasiirka Macdanta Somaliland”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland ayaa ka hadlay shaqaaqo dhwaan ka dhacday deegaanka fiyi ayuub oo shacabka ku dhaqani ka hor yimaadeen qorshe deegaanka lagag gurayay macdan
Wasiirka...
Saturday, January 18, 2020
-
“Anigu Argagixiso Ma Ahi , Dacwad Ayaana Laygu Soo Oogay Ilaa Intii Xukumada Muuse Biixi Jirtayna Dabagal Ayaa Laygu Hayay ”Abwaan Xasan Daahir Weedhsame”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com0-“Anigu Argagixiso Ma Ahi , Dacwad Ayaana Laygu Soo Oogay Ilaa Intii Xukumada Muuse Biixi Jirtayna Dabagal Ayaa Laygu Hayay ”Abwaan Xasan Daahir Weedhsame"Daawo Muuqal
https://youtu.be/lkBi8M-BOeY
...
Saturday, January 18, 2020
-
”Madaxweyne Laba Isku Heli Maysid…”Hogaamiye Xirsi Oo Si Adag Ula Hadlay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Gudida Doorashooyinka Qaranka”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Madaxweyne Laba Isku Heli Maysid…”Hogaamiye Xirsi Oo Si Adag Ula Hadlay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Gudida Doorashooyinka Qaranka"Daawo Muuqal
https://youtu.be/fT30yio9i0M?t=100
&nb...
Saturday, January 18, 2020
-
Qaramada Midoobay Oo Ku Soo Biirtay Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey Danjire James Swan uu farriin gaar ah gaadhsiiyey madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi.
Wasaaradd...
Saturday, January 18, 2020
-
Warbixin Saadaal Dhinac Ka Raran Ka Bixisay Dalalka Caalamka Ee Ay Qalaalaasaha Iyo Kacdoonnada Dadweyne Ragaadin Doonaan Sannadkan 2020!
Waxa Isku Soo Ururiyey Saxafi Maxamed Cirro.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbixin laga soo saaray xog-ururin iyo daraasado laga sameeyey 125 dal oo intooda badan ku yaalaan Qaaradaha Afrika, Eeshiya, Koonfurta Ameerika iyo bar...
Saturday, January 18, 2020
« Previous Page — Next Page »