Axmed Madoobe Oo Eedeyn Culus U Jeediyey Madaxweyne Farmaajo
Kismanyo(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo weli ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan khilaaf...