|
Warar
-
Daawo Muuqalka”Taliyihii Hore Ee Ciidanka Nabad Sugida Xamar NISA Sanbaloolshe Oo Dalbadey In Laga Cafiyo Dhiibistii Qalbi Dhagax Uu Door Mihiima Kulahaa
Muqdisho(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Taliyihii Hore Ee Ciidanka Nabad Sugida Xamar NISA Sanbaloolshe Oo Dalbadey In Laga Cafiyo Dhiibistii Qalbi Dhagax Uu Door Mihiima Kulahaa
https://youtu.be/-oMEPMFlTgo?t=78
...
Tuesday, January 21, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cusbitaalka Ku Booqday Madaxweyne Ku Xigeenkii U Horeeyey Ee Somaliland Mujaahid Xasan Ciise Jaamac+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ugu tegay Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo xaalad caafimaad loo dhigay cusb...
Tuesday, January 21, 2020
-
Daawo Muuqalka”Qurba Joogta Dan Iyo Duco Oo Shahaado Sharaf Dhiirigalina Gudoonsiiyay Mayarka Berbera Cabdishakur Cidin
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qurba Joogta Dan Iyo Duco Oo Shahaado Sharaf Dhiirigalina Gudoonsiiyay Mayarka Berbera Cabdishakur Cidin
https://youtu.be/q90be_23LAs
...
Tuesday, January 21, 2020
-
Djibouti Oo Xadhig Intenet Soo Marinaysa Berbera Iyo Su’aalaha La Iska Weydiinayo
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dalka Jabuuti ayaa soo dhawayn u sameeyay xadhiga badda hoosteeda mara ee Internet-ka kaas oo loogu talo galay in ay Jabuuti gaadhsiiso dalalka qaarada Afrika, waxaana la sheegay inuu xadhigani mari doo...
Tuesday, January 21, 2020
-
Xildhibaan Baarlamaanka Ingiriiska Ku Soo Bandhigay Qaddiyada Somaliland Iyo Xildhibaan Kale Oo Taageeray In London Xidhiidh Adag La Yeelato Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Stephen Doughty oo ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska ayaa dood ka socotay toddobaadkan aqalka Baarlamaanka ee dalkaas, wuxuu kaga hadlay Somaliland iyo sida ay dawladoodu xidhiidh adag ula yee...
Monday, January 20, 2020
-
“Xisbiga Hilow Midnimo Ee Muqdisho Lagaga Dhawaaqay Wuxu Xidhiidh La Leeyahay Xisbiga Kulmiye” Siyaasi Cali Canter”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali canter oo kamid ah hogaanka sare ee xisbiga wadani ayaa xisbi shalay lagaga dhawaaqay magaalada muqdisho uu hormuud yahay masuul hore uga tirsanaa xisbi xaakimka kulmiye ayaa sheegay in xidh...
Monday, January 20, 2020
-
Daawo Muuqalka”Mayarka Berbera Cabadishakur Cidin Oo Ka Jawaabay Cabashada Dadka Shacabka Ah Ee Laga Dumiyay Jiingadihii Iyo Cooshadihii Ay Ku Ganacsan Jireen+Qorshaha Uu Uhayo
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayarka Berbera Cabadishakur Cidin Oo Ka Jawaabay Cabashada Dadka Shacabka Ah Ee Laga Dumiyay Jiingadihii Iyo Cooshadihii Ay Ku Ganacsan Jireen+Qorshaha Uu Uhayo
https://youtu....
Monday, January 20, 2020
-
Daawo Muuqalka”Xanuun Aan La Aqoon Wax Uu Yahay Oo Kusii Fidaya Dalka China Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay
China(Berberatoday.com)-Fayrus cusub oo ka dillaacay dalka China ayaa kusii baahay magaalooyin hor leh, sida ay Isniinta sheegeen mas’uuliyiinta China, ayada oo saddex jibaarantay tirada dadka uu ku dhacay, islamarkaana qofkii s...
Monday, January 20, 2020
-
Madaxweyne Donald Trump Oo U Yeedhtay Raggii Dacwadda Ku Oogay Clinton
USA(Berberatoday.com)-Waxay u egtahay in hardanka ka dhaxeeya qoyska reer Clinton iyo madaxweynaha hadda xilka haya ee Maraykanka Donald Trump uusan dhamaad lahayn, maalin kastana uu yeelano weji hor leh.
Inkasta oo arrintan to...
Monday, January 20, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Xubno Katirsan Xukumadiisa
WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 20/01/2020
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-443/012020 iyo JSL/XM/WM/222-444/012020, uu Xilka qaadi...
Monday, January 20, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|