-
Daawo Muuqalka”Somaliland Sheegtay In Aan La Soo Ogaysiin Xadhiga Internetka Ee Jabuuti Berbera Ay Keenayso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay dawladda Djibouti wax xidhiidh ah kala soo samaynin xadhig Internet oo magaciisu yahay DARE oo ay dawladda Djibouti ku dhawaaqday inay soo marinayso badda Berb...
Wednesday, January 22, 2020
-
”Jabuuti Somaliland Hagar Daamada Ha Ka Dayso…”Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Jabuuti Somaliland Hagar Daamada Ha Ka Dayso…”Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac"Daawo Muuqal
https://youtu.be/0d3aHs7aNVo
Be...
Wednesday, January 22, 2020
-
Wargeys Shaaciyey Tirada Xildhibaanada Al-Shabaab Ku Leeyihiin Barlaamanka Cusub Ee Galmudug
Dhuusamareeb(Berberatoday.com)-Xarakada Al-Shabab oo la sheegay in 18 Xildhibaan ay ku leeyihiin Xildhibaannada cusub ee Galmudug sida lagu daabacay Wargeyska Horn Observer.
Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee 89 ka kooban a...
Wednesday, January 22, 2020
-
Dawladda Turkiga Oo Ka Hadashay Sahaminta Shidaalka Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Soomaaliya ay Turkey ku casuumtay inay shidaal ka sahmiso baddeeda, kadib markii Ankara ay heshiis dhanka badda ah la gaadhay Libya sannadkii taga...
Tuesday, January 21, 2020
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Xasan Dhuxul Oo Ka Hadlay Xaalada Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo kamid hal Abuurka reer Somaliland ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee uu ku sugan yahay cisbitaalka guud ee magaalada hargaysa oo mudooyinkii udanbeeyay dad faro badani ...
Tuesday, January 21, 2020
-
Dowladda Jabuuti Oo Daah-furtay Xadhkaha Isgaadhsiinta Badda La Mariyo Oo Berbera Ay Keenayso Iyo Shirqoolada Dhaqaale Ee Somaliland Ku Jihaysan.
Jabuuti(Berberatoday.com)-Xaflad lagu Qabtay Magaalada Jabuuti Maanta Oo ay taariikhdu tahay 20 January 2020, kana qaybgaleen Ra’iisal-wasaaraha Jabuuti Md. Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Jabuuti, ...
Tuesday, January 21, 2020
-
Daawo Muuqalka”Duqa Borama Oo Ka Hadlay Dilka Askari Ka Tirsan Cidamadda Booliska Oo Lagu Dilay Galbeedka Borama
Borama(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Duqa Boorama Oo Ka Hadlay Dilka Askari Ka Tirsan Cidamadda Booliska Oo Lagu Dilay Galbeedka Borama
https://youtu.be/mGhhAoLBgb8?t=193
...
Tuesday, January 21, 2020
-
Daawo Muuqalka”Mujaahid Cabdi Ibraahim Ila Meerayso Oo Gaadhi Cusub Ay Ugu Deeqen Taageerayaasha Xisbiga Waddani Ee Qurbuhu
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mujaahid Cabdi Ibraahim Ila Meerayso Oo Gaadhi Cusub Ay Ugu Deeqen Taageerayaasha Xisbiga Waddani Ee Qurbuhu
https://youtu.be/s6sovlYuuI4?t=10
...
Tuesday, January 21, 2020
-
Wadahadalada Hargeysa Iyo Muqdisho Oo Waji Cusub Galay Iyo Swedan Oo Ku Soo Biirtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wadahadalada Hargeysa Iyo Muqdisho Oo Waji Cusub Galay Iyo Swedan Oo Ku Soo Biirtay
https://youtu.be/te5185vJTWE
Berberatoday.com...
Tuesday, January 21, 2020
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Ka Tirsan Wakiilada Somaliland Oo Sheegay In Ay Xeer Ciqaabeed Ka Soo Saarayaan Qofka Taga Somaaliya. H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo kairsan golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay shakhsiyaad reer Somaliland ah oo tagay somaliya
Xildhibaan cabdiraxmaan ayaa sheegay in ay soo saarayaan ...
Tuesday, January 21, 2020
« Previous Page — Next Page »