-
SONSAF Oo Shaacisay Qodobada Ka Soo Baxay Shir Lagaga Hadlayay Deyn Cafinta Soomaaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha dalada aan dawliga ahayn ee Somaliland ee Sonsaf Anwar Cabdiraxmaan Warsame ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka hadley qodobada ka soo baxay Shir lagaga hadlayay dayn cafinta Soomaaliya....
Wednesday, January 8, 2020
-
10 Qof Oo Ueegriyooday Cuduro Ka Dilaacay Degaano Ka Tirsan Somaliland Iyo wasaarada Caafimaadka Oo Ka Hadashay
Hargeysa(Berberatoday.com)-10 Qof Oo Ueegriyooday Cuduro Ka Dilaacay Degaano Ka Tirsan Somaliland Iyo wasaarada Caafimaadka Oo Ka Hadashay
https://youtu.be/ODam-dpfVtk
Berber...
Wednesday, January 8, 2020
-
Daawo Muuqalka”Mayarka Berbera Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Xadhiga Kajaray Guri Dabaq Ah Oo Haweenay Qurba Joog Ahi Xeebta Batalaale Ka Dhisatay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayarka Berbera Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Xadhiga Kajaray Guri Dabaq Ah Oo Haweenay Qurba Joog Ahi Xeebta Batalaale Ee Berbera Ka Dhisatay
https://youtu.be/zq...
Wednesday, January 8, 2020
-
Ururka Geel Dhaqatada Somaliland Oo Walaac Ka Muujiyay Geela Dawlada Australia Laynayso Baaq Culusna Kasoo Saaray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Geellayda Somaliland ayaa walaac ka muujiyay geella ay dawladda Australia ku laynayso dalkeeda, iyagoo ugu baaqey dhammaan madaxda iyo bulshada Soomaaliyeed in laga wada shaqeeyo sidii geelaas loo...
Wednesday, January 8, 2020
-
Daawo Muuqalka”Xoghayaha Gobolka Saaxil Ee Xisbiga Waddani Oo Xukumada Somaliland Ku Eedeeyay Barakicin Dadka Kujira Guryaha Dawlada Ee Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xoghayaha Gobolka Saaxil Ee Xisbiga Waddani Oo Xukumada Somaliland Ku Eedeeyay Barakicin Dadka Kujira Guryaha Dawlada Ee Berbera
https://youtu.be/VNCRGIgLZc4
 ...
Wednesday, January 8, 2020
-
Iran Oo Duqeysay Saldhigyo Uu Mareykanka Ku Leeyahay Ciraaq
Tehran(Berberatoday.com)-Waaxda Gaashaandhiga Mareykanka ayaa sheegtay Iran ay in ka badan 10 madfac xalay ku garaacday laba saldhig oo uu millatariga Mareykanka ku leeyahay dalka Ciraaq.
Afhayeen u hadlay wasaaradda difaaca Ma...
Wednesday, January 8, 2020
-
Faahfaahinta Khasaaraha Ka Dhashay Qarixii Ka Dhacay Isgoyska Sayidka Ee Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, 6 kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gaari lagusoo xiray waxyaabaha qarxa oo ku qarxay isgoyska sayidka ee magaalada Muqdisho.
Dadka dhintay iyo kuwa dhaawac...
Wednesday, January 8, 2020
-
Shacabka Somaliland Iyo Beesha Caalamka Oo U Dheg Taagaya Go’aanka Madaxweyne Biixi Oo la Sugayo 10 January
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka Somaliland iyo dalalka taageera Somaliland ayaa si weyn ugu dheg taagaya go’aanka uu Madaxweyne Biixi soo saari doono 10 January oo ay laba maalmood inaga xigaan.
Madaxweyne Biixi ayaa la...
Tuesday, January 7, 2020
-
Somaliland Oo Kasoo Horjeesatay Shir Dalalka Bada Cas Iyo Gacanka Cadmeed Kulaalaya Uga Furmay Sucuudiga
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland ayaa si weyn uga soo horjeesatay shir wasiirrada arrimaha Dibadda waddamada Kulaala Badda cas iyo Gacanka Carabtu ku yeesheen waddanka Sacuudiga.
Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha D...
Tuesday, January 7, 2020
-
“In Wasiir Maxamed Muuse Diiriye Inankiisa Umagacaabo Xil Wasaaradiisa Waa Halkii Ugu Hooseysay Musuqmaasuqa Ee Ugu Foosha Xumaa”Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Maxamed Sidiiq Dhame”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"In Wasiir Maxamed Muuse Diiriye Inankiisa Umagacaabo Xil Wasaaradiisa Waa Halkii Ugu Hooseysay Musuqmaasuqa Ee Ugu Foosha Xumaa"Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Maxamed Sidiiq Dhame"Daawo Muuqaal
&nb...
Tuesday, January 7, 2020
« Previous Page — Next Page »