-
Emaraadka Oo Soo Dhaweeyay Golaha Iskaashiga Wadamada Badda Cas, Xili Somaliland Ku Gacan Saydhay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wadamada iskutaga Emaraadka carabta ayaa soo dhaweeyay golaha wadamada kulaala bada cas iyo gacanka cadmeed oo dhawan shirk u yeeshay magaalada riyaad eedalka sucuudiga kaasi lagaga arinsanay arimaha khu...
Thursday, January 9, 2020
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Oo Daboolka Ka Qaaday Qorshe Cusub Degmooyinka Dalka Qaar Lagu Horumarinayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in ay sannadka ay ka bilaabayso mashruuca horumarineed ee JPLG-ga loo yaqaano degmooyinka Laascaanood, Ceerigaabo iyo Caynaba.
Xukuumadda ayaa iyadu keligeed maalg...
Thursday, January 9, 2020
-
Ergayga Qaramada Midoobay Ee Somaliya Oo Socdaal Ku Jooga Hargeysa iyo Madaxweynaha Oo Uu Maanta La Kulmaayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergayga Qaramada Midoobay Oo Socdaal Ku Jooga Hargeysa iyo Madaxweynaha Oo Uu Maanta La Kulmaayo
Hargeysa(Sayruuq)-Wefti uu hoggaaminayo ergayga Qaramada Midoobay danjire James Swan ayaa shalay so...
Thursday, January 9, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Axmed-kayse Xaaji Ducaale Cabdalle Oo Ku Geeriyooday Dalka Maraykanka.
TACSI;MADAXWAYNE
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dira...
Thursday, January 9, 2020
-
Daawo Muuqalka”Horumarka Ka Hirgalay Haamaha Shiidaalka Berbera Iyo Adeegyada Lagu Soo Kordhiyay+Hiigsiga Mustaqbalka
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Horumarka Ka Hirgalay Haamaha Shiidaalka Berbera Iyo Adeegyada Lagu Soo Kordhiyay+Hiigsiga Mustaqbalka
https://youtu.be/Zb0j7qnokJw?t=10
...
Wednesday, January 8, 2020
-
Axmed-kayse Xaaji Ducaale Cabdalle Oo Ka Noolaa Shantii Nin Ee Xoriyada Somaliland Kasoo Saxeexay Gumaystihii Ingiriiska Oo Mareykanka Ku Geeriyooday
Innaa lillahi waa innaa ileyhi Raajicuun
Alle SWT Ha Unaxariisto Axmed-Keyse Xaaji Ducaale Cabdale oo maanta ku geeryooday Gobolka Arizona ee Dal Weynaha Maraykanka.
Taariikh kooban oo aan kasoo dheegtay Macalim Maxamed Baashe...
Wednesday, January 8, 2020
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Maalinta Bari Dalka Dib Ugu Soo Noqonaya Iyo Fariinta Xisbiga Ucid Ee Shacabka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiint xisbiga mucaaridka ee ucid ayaa shaaciyay in maalinta bari ah uu dalka dib ugu soo noqonayo gudoomiyaha xisbiga faysal cali waraabe oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa
Xisbiga ucid ...
Wednesday, January 8, 2020
-
Wararkii Uu Danbeeyay Ee Weerar Dalka Iiraan Ku Qaaday Saldhig Ciidamada Maraykanka Iyo Tirada Askarta Ay Ku Dileen.
Tehran(Berberatoday.com)-Dalka iiraan ayaa shaaciyay in ay tirada ciidamada maraykan ee ay ku dileen weeraro duaqayn ah oo xalay ku qaadeen saldhig ciidanka maraykanka ee dalka ciraaq kaasi oo ay sheeciyeen tirada askarta ay halka...
Wednesday, January 8, 2020
-
“Madaxweyne Naga Qabo Dadka Shaadhkaagii Ku Shaqaysanaya” Dadwaynaha Buurta Kala Jeexan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoysaska ku dhaqan buurta kala jeexan ee galbeedka hargaysa oo dacwad dhulka ay degan yihiin ah ka dhaxaysa qoyska madaxwayne biixi ayaa markale diray fariin culus oo ay ku socodsiiyeen madaxwaynaha jsl
...
Wednesday, January 8, 2020
-
Gudoomiyaha Cusub Ee Dalada Sonyo oo Loo Qabtay Muunasibad Hadhimo Sharafeed Ah oo Lagu Soo Dhawaynayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibad hadhimo sharafeed ah oo lagu soo dhawaynayo Guddoomiyaha cusub ee dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo Cabdicasiis Maxamed Jaamac, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa.
Waxaa m...
Wednesday, January 8, 2020
« Previous Page — Next Page »