-
Atletico Madrid Oo Ubaxday Finalka Spanish Super Cup Kaddib Markii Guul Cajiib Ah Ka Gaadhay Barcelona
Spain(Berberatoday.com)-Atletico Madrid ayaa guul cajiib ah kaga gaartay kooxda Barcelona kulanka wareega afar dhamaadka ee koobka Spanish Super Cup, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-3, waxay kulanka finalka balan kaga sameysteen ...
Friday, January 10, 2020
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Golaha Deeganka Berbera Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Tuulada Dhibiijo Ka Dhagax Dhigay Balaadhinta Xarun Caafimaad Oo Hooyada Iyo Dhalaanka Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Golaha Deeganka Berbera Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Tuulada Dhibiijo Ka Dhagax Dhigay Balaadhinta Xarun Caafimaad Oo Hooyada Iyo Dhalaanka Ah
https://youtu.be...
Friday, January 10, 2020
-
Daawo Muuqalka”Madaxwayne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Dhacdo Murugo leh Oo Sababtay Aabe Iyo Ilmayar Oo Uu Dhalay Inay Hargaysa Isku Gubaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Jsl Muuse Bixi Cabdi oo Maanta ka Hadlayay Shirkii Golaha Wasiirada oo lagaga Doodayay xeer muhiim ah ayaa ka hadlay Dhacdo Naxdin leh oo magaalada hargaysa ka dhacday dhawaan kadib markii w...
Friday, January 10, 2020
-
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Digniin Culus Udiray Jabhad Dhawaan Lagaga Dhawaaqay Buuhoodle.
Buuhoodle(Berberatoday.com)-Ciidamada qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay gobolka sool oo maalmihii udanbeeyay ku jiray kormeer iyo hawlo ay ku dar dargalinayaa ilaalinta abniga gobolka ayaa digniin culus udiray jabhad dhawaan ...
Friday, January 10, 2020
-
Wakiilka Qaramada Midoobay Oo Kulamo La Yeeshay Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Ah Iyo Ururada Bulshada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilada qaramada midoobay uqaabilsan somaliland iyo somaliya oo socdaal ku jooga caasimada Hargaysa ayaa kulamo gooni gooni ah la yeeshay xisbiyada mucaaridka qaarkood iyo dalada ay ku midoobeen ururad...
Friday, January 10, 2020
-
Daawo Muuqalka”Qaabkii Dhoolatuska Ah Ee Saaka Hargeysa Loogu Soo Dhaweeyey Faysal Cali Waraabe Iyo Khudbadii Uu Ujeediyey Shacabka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qaabkii Dhoolatuska Ah Ee Saaka Hargeysa Loogu Soo Dhaweeyey Faysal Cali Waraabe Iyo Khudbadii Uu Jeediyey
https://youtu.be/cfZWYhQz8vM?t=47
&...
Thursday, January 9, 2020
-
Daawo Muuqalka”Maamulka Golaha Deeganka Degmada Berbera Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Cashuur Bixiyayaashii Ugu Wanaagsanaa Sanadkii 2019
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maamulka Golaha Deeganka Degmada Berbera Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Cashuur Bixiyayaashii Ugu Wanaagsanaa Sanadkii 2019
https://youtu.be/3Ocltu4Bo0o
&nb...
Thursday, January 9, 2020
-
Xildhibaano Ka Tirsan Wakiilada Oo Ka Hadlay Xiisad Ka Taagan Deegaanada La Sheegay In Dahabka Laga Helay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud iyo Xildhibaan Maxamed Salaax Cige, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiiladda, ayaa ka hadlay xiisad ka taagan deegaan ka tirsan Gobolka Sanaag, oo u d...
Thursday, January 9, 2020
-
Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Guurtida Iyo Wakiilada Ku Eedeeyay In Ay Hortaagan Yihiin Dhismaha Golaha Culimada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-sheekhul baladka magaalada boorama Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar ayaa golayaasha guurtida iyo baarlamaanka ku eedeeyay in ay ishortaageen dhismaha golaha culimada somaliland oo xukuumadu ogolaatay...
Thursday, January 9, 2020
-
Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Hargeysa Lagu Soodhaweeyay Iyo Shacab Weynaha Aan Ukala Hadhin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Faysal Cali Waraabe Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Hargeysa Lagu Soodhaweeyay Iyo Shacab Weynaha Aan Ukala Hadhin
https://youtu.be/_ubSzs7L-7s?t=222
...
Thursday, January 9, 2020
« Previous Page — Next Page »