-
Daawo Muuqalka”Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Cambaareeyay Xukunka Wariye Cabdiqaadir Coday Kuna Tilmaamay Sharci Jabin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Cambaareeyay Xukunka Wariye Cabdiqaadir Coday Kuna Tilmaamay Sharci Jabin
https://youtu.be/KdCEmYvvV0g?t=251
&nb...
Saturday, January 11, 2020
-
Qoyska Suldaan Qaabooskii Geeriyooday Oo Soo Xulay Suldaankii Bedeli Lahaa
Waa Kuma Haysam Benu Daariq Suldaanka Cusub ee Saldanada Cumaan .
Muscat(Berberatoday.com)-Qoyska Saldanada Cumaan ayaa Haysam Benu Daariq Aalla Siciid .udoortay inuu noqdo Suldaanka cusub ee ay yeelanayso Saldanada Cumaan ...
Saturday, January 11, 2020
-
Daawo Muuqalka”Dawlada Turkiga Oo Shaacisay Inay Mashruuc Ka Hirgelinayso Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dawlada Turkiga Oo Shaacisay Inay Mashruuc Ka Hirgelinayso Somaliland
https://youtu.be/S1GqMWvuR5U
Berberatoday.com...
Saturday, January 11, 2020
-
“Boqor Buurmadoow Hadaad Joojin Waydo Waxaad Wado Walaahi Gacan Baanu Kaaga Shaqayn….”Suldaan Mahad”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Boqor Buurmadoow Hadaad Joojin Waydo Waxaad Wado Walaahi Gacan Baanu Kaaga Shaqayn….”Suldaan Mahad"Daawo Muuqal
https://youtu.be/uqrCf6MYsIo
...
Saturday, January 11, 2020
-
Tifaftiraha Horn Cable Tv Cabdiqaadir Coday Oo La Xukumay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suxufi Cabdiqaadir Cismaan Casayr(Coday) oo ah tifatiraha Horn Cable TV ayaa saaka maxkamaddu ku xukuntay 3 sanno oo xadhig ah iyo 3 Milyan Somaliland Shilin oo ganaax lacageeda. Cabdiqaadir oo kiiskiisu...
Saturday, January 11, 2020
-
Boqorkii Ugu Waqtiga Dheeraa Dunida Carabta Oo Geeriyooday
Mascat(Berberatoday.com)-Sultan Qaboos bin Saciid Al Saciid oo ahaa boqorkii dalka Cumaan ayaa geeriyooday, isaga oo ay da’diisu tahay 79 jir.
“Anaga oo aad uga xun ayaa waxay boqortooyada u murugoonaysaa geerida boqor Sult...
Saturday, January 11, 2020
-
Guddiga Doorashooyinka Oo La Sheegay Inay Diideen Inay Xilka Iska Casilaan, Si Loo Fuliyo Qodobadii Ergada Dhexdhexaadinta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudidga doorashooyinka ayaa la sheegay inay diideen inay xilka iska casilaan, waxaanay si caadi ah oo maalinle ah u wataan shaqadoodii. Sidaas waxa baahisay shabakadda wararka ee Somaliland Eye.
Shaba...
Saturday, January 11, 2020
-
Madaxweyne Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Caawa Yeelanaya Kulan Fool-Ka-Fool Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa la filayaa inay caawa yeeshaan kulan fool-ka-fool ah ka dib kala fogaansho soo kala dhex galay. Sidaas waxa ...
Saturday, January 11, 2020
-
“Hadii Xukumadu Faragaliso Gudoomiyenimada Cabdirashiid Riyoraac Waxan Ka Baqayaa Inay Somaliland Ku Noqoto Cawaaqib Xumadii Ka Dhalatay Inankii Yaraa Tuniisiya Ku Gubtay Ee Todobda Dal Ee Kalena Ku Baaba,een”Boqor Cismaan Buurmadaw”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Hadii Xukumadu Faragaliso Gudoomiyenimada Cabdirashiid Riyoraac Waxan Ka Baqayaa Inay Somaliland Ku Noqoto Cawaaqib Xumadii Ka Dhalatay Inankii Yaraa Tuniisiya Ku Gubtay Ee Todobda Dal Ee Kalena Ku Baab...
Friday, January 10, 2020
-
Maxbuuska Katirsanaa Daacishta Somaliya Oo Xabsiga Muqdisho Ku Geeriyooday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxbuus ku eedaysnaa in uu katirsan yahay ururka daacish mudona ku xidhnaa xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho ayaa ku dhex dhintay xabsiga iyadoo la sheegay in marxuumkana mudo xanuunsanayay basle ay ma...
Friday, January 10, 2020
« Previous Page — Next Page »