-
Dhacdooyinkii Ugu Waawaynaa Ee Somaliland Ka Dhacay Sanadkii 2019!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhacdooyinkii u waaweynaa ee Somaliland ka dhacay sannadkii 2019 ee dhamaaday waxa lagu xasuusan doonaa arrimo kala duwan oo ka dhacay gayiga Somaliland.
Sanadkan waxa uu ahaa mid xadhiga dadku badnaa...
Thursday, January 2, 2020
-
Mikel Arteta Iyo Kooxdiisa Arsenal Oo Guul Mihiima Ka Gaadhay Manchester Unated
London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Man United garoonka Emirates, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0, kulan ka tirsanaa kulamada 21-aad ee horyaalka Premier League dalka England.
...
Thursday, January 2, 2020
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdillahi Abokor Cismaan Oo Dhagax Dhigay Wado Isku Xidhi Doonta Deegaamada Qoorilugud Iyo Wadaamagoo
Caynaba(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdillahi Abokor Cismaan Oo Dhagax Dhigay Wado Isku Xidhi Doonta Qoorilugud Iyo Wadaamagoo
https://youtu.be/v6XDwsJsqao?t...
Wednesday, January 1, 2020
-
Kuuriyada Waqooyi Oo Hanjabaad Kulul U Dirtay Mareykanka
Piyoyang(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay inuu soo afjarayo hakinta nukliyeerka iyo tijaabada gantaallada riddada dheer, sidii la isku afgartay wadahadalladii uu dalkiisa la yeeshay Mareyka...
Wednesday, January 1, 2020
-
Xarunta Xuquuqal Iisaanka Oo Soo Bandhigtay Tacadiyadii Ka Dhacay Jsl 2019 Iyo Tirada Dadka Loo Xidhay Xariyatul Hadalka,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xarunta xuquuqal iisaanka madaxa banaan ee human righ center ayaa soo saartay warbixin sanadeedkii 2019 ee somaliland iyo tacadiyada ka dhacay.
Sidoo kale xarunta xuquuqal iisaanka ayaa soo bandhi...
Wednesday, January 1, 2020
-
“Suldaanka Guud Ee Habar Awal Waxaan Leeyahay, Duco Kaamaanu Sugayn,Balse Waalaysla Xisaabtami” Boqor Buurmadow”Daawo Muuqal
Gar Adag(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud buurmadow oo ka hadlay munaasibadii caleemo saarka suldan ay ku beelyihiin ee deegaanka gar,adag ayaa si kulul udibaaqay hadal uu madasha ka jeediyay suldaanka guud ee Habar Awa...
Wednesday, January 1, 2020
-
Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo Shaacisay Qabashada Tartanka Ciyaaraha Gabdhaha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland oo Ay Weheliyaan Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Masuuliyiin ka Tirsan Wasaarada ayaa shaaciyay in dhawaan la qabanayo tartanka kubada cagta Iyo ...
Wednesday, January 1, 2020
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Raalin Galin Ka Bixinaya Muuqaal Live Ah Uu Sheegay In Siqarsoodiya Looga Duubay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Raalin Galin Ka Bixinaya Muuqaal Live Ah Uu Sheegay In Siqarsoodiya Looga Duubay
https://youtu.be/Jg62-fF5q4U?t=1
 ...
Wednesday, January 1, 2020
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyey Magacyada Guddida Heer Qaran Ee La-dagaallanka Dhibaatooyinka Gudniinka Gabdhaha!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa Maanta Shaaciyey Guddi Culimo heer Qaran ah oo ka shaqay doonta la-dagaallanka Gudniinka iyo cidhib...
Wednesday, January 1, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Qoyskiisa Oo Dacwada Ka Gudbiyay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Maxkamadda Gobalka Maroodi-Jeexna Ugudbiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dacwad ka dhan ah guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shalay si rasmi ah loogu gudbiyay maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa. Xubno ka tirsan xisbiga UCID ayaa sidaas u x...
Wednesday, January 1, 2020
« Previous Page — Next Page »