-
Daawo Muuqalka”Ugaaska Guud Ee Gobolka Hiiraan oo Qaabilay Wafitigii Ka Socday Somaliland
Beledweyne(Berberatoday.com)-Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ka mid ah madaxda dhaqanka Soomaaliya ayaa maanta munaasabad qado sharaf soo dhaweyn ah ugu sameeyay magaalada Beledweye Guddiga Gurmadka Somaliland ee Fataha...
Wednesday, December 25, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ehelada Iyo Hooyada Dhashay Wiil Dhalinyarada Ah Ee Lagu Dilay Wajaale Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada.
Tog Wajaale(Berberatoday.com)-Dhalinyarada,Haweenka Iyo hooyada Dhashay Wiil Dhalinyaro Oo Magaalada Wajaale ay ku dileen Ciidamada Booliska Wajaale Islamarkaana uu maydkiisa cunay Waraabe ayaa fariin culus udiray xukuumada uu gad...
Wednesday, December 25, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Caawa Kormeer Kedis Ah Ku Tegay Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa Iyo Waxa Uu Kala Kulmay! H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa Kormeer kedis ah ku tegay Cusbitaalka guud ee Hargeysa, waxaana uu Madaxweynuhu kormeerkiisan ku booqday Bukaanada jiifa Cusbit...
Wednesday, December 25, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sucaad Carmiye Oo Ka Warbixisay Shirkii Lagu Qabtay Jabuuti Iyo Waxyaabaha Lagaga Wada Hadlay’
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sucaad Carmiye Odowaa Oo kamid Hablaha Aqoonyahan ka ah ee reer somalland oo si wayn ugu dooda Qadiyada somaliland Ismarkaana dooda cajiib ah dhiibatay shirkii lagu qabtay magaalada jabuuti ayaa ka warbi...
Wednesday, December 25, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wafti Balaadhan Oo Ay Hogaamineyso Haweenay Madaxweyne Kuxigeen Ka Ah Kililka Oromada Itoobiya Oo Hargeysa Safar Kuyimi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wafti Balaadhan Oo Ay Hogaamineyso Haweenay Madaxweyne Kuxigeen Ka Ah Kililka Oromada Itoobiya Oo Hargeysa Safar Kuyimi
https://youtu.be/9DzD5Gm80Eo?t=1
...
Wednesday, December 25, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Wadada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Eedo Culusna Ujeediyay Farmaajo Iyo Ismaacil Cumar Geele Uu Kutilmaamay Mid Dhinaca
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Wadada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Eedo Culusna Ujeediyay Farmaajo Iyo Ismaacil Cumar Geele Uu Kutilmaamay Mid Dhinaca
https://...
Tuesday, December 24, 2019
-
Ururka Vosomwo Oo Haweenka Somaliland Ka Wacyigeliyey Aafada Tahriibta. H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururada VOSOMWO Iyo hay’adda SIHA Newtowk ayaa magaalada Hargeysa ku qabtay shir dhalinyarada hablaha ah lagaga wacyigainayo dhibaatada ay tahriibtu leedahay.
Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen dh...
Tuesday, December 24, 2019
-
“Gudoomiye Faysal Cali Waraabe La Hadalkiisa Wax Badan Oo Dhaqana Ayaa Iga Reebaya, Maanse Jeclayn Inuu Ilaa Xadkaas Gaadho Waxase Madaxweynaha Leeyahay Ururadii Ha Naloo Furo Si Jaanis Faysal Usiiyo Dhalinyarada”Mayar Cabdiraxmaan Soltelco”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Gudoomiye Faysal Cali Waraabe La Hadalkiisa Wax Badan Oo Dhaqana Ayaa Iga Reebaya, Maanse Jeclayn Inuu Ilaa Xadkaas Gaadho Waxase Madaxweynaha Leeyahay Ururadii Ha Naloo Furo Si Jaanis Faysal Usii Dhali...
Tuesday, December 24, 2019
-
“Dhimashada Horteed Noqo, Dhaxal Ruux Ka Tagi Kara”Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo kamid ah hal abuurka dhalinyarada gayiga somalida sida wayn looga qayaan ayaa odhaah dhiiri galinta ujeediyay dadka afka somaliga ku hadla oo uu ku boorisay in aanay daa...
Tuesday, December 24, 2019
-
Daawo Muuqalka”Marwo Edna Aadan Ismaacil Oo Ka Hadashay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Marwo Edna Aadan Ismaacil Oo Ka Hadashay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
https://youtu.be/hREr2f4xQjI?t=415
Berberatoday.com...
Tuesday, December 24, 2019
« Previous Page — Next Page »