-
Ramaax Cali Hayste Oo Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Waaran Xadhig Qabasho Ujrtay
Berbera(Berberatoday.com)-Xogahayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Maxamud Cali Hayste Ramaax Oo Sheegay in Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi waaran Qabasho Oo Lagu Xidhayo Usoo Jartay Xarunta C.I.D Ee Lagu Xidhi doonana Uu Tagi Doono Is...
Thursday, December 26, 2019
-
Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta iyo Go’aamadii Ka Soo Baxay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii 51-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland...
Thursday, December 26, 2019
-
“Geeridu Waa Shayga Kaliya Ee la Hubo, Allaha U Naxariisto Inankeygii,Lakiin Waxa Raad Xun Oo Damqashadeeda leh Aan Kala kulmay Dhakhtarka Wayn Ee Hargeysa”Mustafe Sheekh.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mustafe Sheikh Abuubakar Waa Muwaadin Reer Somaliland oo ku Dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Dhacdo Murugo leh kala kulmay Dhakhtarka Wayn Ee Magaalada Hargaysa Kaasi Oo Uu xaalad caafimaad Uk...
Thursday, December 26, 2019
-
“Maxamud Xaashi Waxan Leeyahay Dhibta Laysku Eegaa Way Inoo Dhaxaysee Adigu Dhararaad Ka Qaslaysay Dhooshee Ama Dhamay Qadhaadhkee Waa Inaad Dhadhamisaa”Ex Wasiir Cismaan Saxardiid Cadaani”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii horre ee wasaaradda Warfaafinta xukuumaddii Siilaanyo, Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani, ayaa ka hadlay murashaxnimadda Wasiirkii horre ee Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi.
...
Wednesday, December 25, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Siciid Cartan Oo Ka Hadlay Dhismaha Dekeda Cusub Ee Berbera Kana Jawaabay Eedo Faysal Cali Waraabe Ujeediyay Golaha Wakiilada
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Siciid Cartan Oo Ka Hadlay Dhismaha Dekeda Cusub Ee Berbera Kana Jawaabay Eedo Faysal Cali Waraabe Ujeediyay Golaha Wakiilada
https://youtu.be/RzHG_9XjCHs
...
Wednesday, December 25, 2019
-
”Khilaafka Ka Taagan Guddiga Cusub Ee Doorashooyinka Waa La Xalin Karaa Waa Masalo Basiida Iyadoo La Raacayo Sharciga”Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Khilaafka Ka Taagan Guddiga Cusub Ee Doorashooyinka Waa La Xalin Karaa Waa Masalo Basiida Iyadoo La Raacayo Sharciga"Madaxweyne Muuse Biixi"Daawo Muuqal
https://youtu.be/ryJlFx7huBo?t=195...
Wednesday, December 25, 2019
-
“Guddida Farmaajo Magacaabay Waa Hadhaaggi Siyaad Barre……”Eng Faysal Cali Waraabe
Hargeysa(berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay siyaasada Madaxweynaha dawlada taagta daran ee Somalia ayaa sheegay in Farmaajo aanu daacad ka ahayn wada hadalada Somalilan...
Wednesday, December 25, 2019
-
Madaxweynaha Muuse Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Daahfurka Carwada Wax Soo Saarka Wershadaha Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray carwo ballaadhan oo lagu soo bandhigayey wax soo saarka wershahada waddaniga ah oo lagu qabtay caasimadda So...
Wednesday, December 25, 2019
-
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleeban Cali Koore Oo Ka Warbixiyay Kulan Uu Laqaatay Tvyada Madaxabanaan Iyo Aragtida Uu Ka Qabo Xadhiga Wariyayaasha!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Warfaafinta somaliland saleebaan cali koore ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay maamulka tvyada madaxa banaan ee ka hawlgala dalka.
Sidoo kale wasiir koore ayaa shaaciyay aragttida uu ka qa...
Wednesday, December 25, 2019
-
Dibadbaxyo Ka Dhacay Magaalada Jigjiga Iyo Waxa Ay Daaranyihiin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Magaalada Jigjiga waxaa ka dhacay maanta dibadbax looga soo horjeedo Misaajidyo todobaadkii hore lagu gubay deegaanka Amxaarada taas oo ka dhalatay cadho badan oo Muslimiinta Itoobiya ay ka muujiyeen arri...
Wednesday, December 25, 2019
« Previous Page — Next Page »